Dowlada Puntland oo gudatay waajibkii kaga Aadanaa Sool

Puntland-ta kale,waxaa lagu lahaa in ay Sool aragtideeda la dhex timaado Somalida kale,wayna samaysay oo Madal Somali ku dhan tahay ayay dhex keentay.

Hadii Somalida kale ay kala kulmeen hadallo aan farxad gelin eeda maleh Puntland-ta kale.

Dowlada Puntland,waxay taagan tahay aragtidiina waan aragnay Anagu ee Somalida kalana ula taga oo tusa.

Waajibkaas waa gudmay.

Jibril Qoobey.