Hot Topics

Kulan amniga lagu xoojinayo oo ka dhacay Madaxtooyada Puntland

Garowe: 06 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hon Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka dar-dargelinta Amniga ee maalmaha Ciida.

Kulanka,ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa Amniga guud ee Puntland, si gaar ah goobaha ay isugu imaanayaan bulshadu maalmaha farxada leh Ciida.

 

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND.