Hot Topics

Afhayeenka IDF oo ka warbixiyay weerarka Iran

“Annaga oo kaashanayna saaxiibadayada,IDF waxa ay si buuxda ugu shaqaynaysaa si ay u difaacdo Dowladda Israa’iil iyo Dadka Israa’iil,hawlgalkan waa mid aanu go’aansanay oo aanu diyaar u nahay inaanu fulino.”Ayuu yiri Afhayeenka Ciidamada Israa’iil.

Iran,ayaa sheegtay in weerarkani uu jawaab u yahay, weerarkii ay Israa’iil ku dishay saraakiil sarsare oo ka tirsan milateriga Iran, xilli ay ku sugnaayeen Qunsuliyadda Iran ee Dimishiq.

 

Halkan ka daawo muuqaalka