Hot Topics

Shirkii u dhaxeeyey Dowladda Faderaalka iyo Dowladdaha xubnaha ka ah Oo Maalinta Labaad Galay.

Shirkii shalay ugu furmay Magaaladda Muqdisho Dowladda Faderaalka iyo Dowladdaha xubnaha ka ah,ayaa maanta galay maalinkii labaad.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayey Arrimo badan ay kamid yihiin khilaafka uu dhaxeeya Dowladda Faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah iyo la dagaalanka Kooxaha nabadiidka ah ee argagixisada ah.

Shirkan ayaa waxaa la filayaa ilaa beri in laga soo saaro Warmurtiyeed.