Maraykanku,wuxuu garaacis ka fuliyay guud ahaan Xeebaha Iran….. 2.Chabahar Bay,waa Deked Galbeedka ah. 3.Dekeda Partially. 6.Ahvas,waa Deked ku taal Xuduuda Iraq oo loo isticmaalo Saadka Milleteriga. Maraykanku,wuxuu bartilmaameedsanayaa Dekedaha Iran si uu ucuryaamiyo ganacsigeeda oo uburburiyo awooda ay ulerdahay maamulida Marinka Hurmus.
Author: Jibril Qoobey.
GAROOWE: Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlay xoojinta wada-shaqaynta Ciidanka Booliska Dowladda Puntland iyo hay’adaha dowladda ee ku shaqada leh wax-soo-saarka iyo kobcinta dakhliga Puntland. Kulanka waxaa ka qaybgalay Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdin Shire Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Amniga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Agaasimeyaal ka socday Wasaaradaha Dowladda Puntland iyo saraakiisha amniga. Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii hay’adaha dowladda iyo Ciidanka Boolisku ay si wadajir ah…
Xasan Shiikh,wuxuu Somaliya dhex istaajiyay loolan quwado Goboleed dhexyaala…. Turki iyo Israa’iil.Itoobiya iyo Masar.Sacuudi iyo Israa’iil.Turki iyo Imaaraad.Qatar iyo Imaaraad. Loolanka,wuxuu kusoo aadayaa,iyadoo Somaliya aysan lahayn Dowlad oo aysan jirin siyaasad midaysa iyo dano Qaran oo ka dhaxeeya. Quwadahan,waxaa ufudud in ay qaybaha Somalida lakala macmiilaan oo danahooda kala xaajoodaan. Hadii Xamar soo raacday Masaari,waxaa iyaguna soo dhawayanaya Itoobiya PL iyo SL. Puntland? Waa u fursad imaanshaha Masaarida,waxaana sii xoogoobaya xiriirka ay la leedahay Itoobiya. Si la mid faa’idada ay ka heshay Puntland soo gelida Turkiga ee Koonfurta.
“Waxaan diyaar u ahay in aan soo afjaro dagaalka Ukrain oo wada xaajood la galo cid walba oo dhexdhexaadin samaynaysa”Ayuu yiri Putin. Hadalkan,wuxuu yimid kadib markii Agaasimaha CIA uu booqday maalmo ka hor Moscow lamase xaqiijin karo in uu xiriir la leeyahay dhawaaqa Putin imaanshaha Agaasimaha CIA. Waa war weyn in ugu danbayn Putin aqbalo Xabad joojin kmg ah hadii lagu heshiiyo.
Ciidamada Mareykanka,ayaa bartilmaameedsaday goobo ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Kacaanka Wadaada Iran (IRGC), kuwaas oo ay ka mid yihiin… 1.Fariisimaha difaaca hawada.2.Nidaamyada Raadarada.3.Hantida illalada Kacaanka.4.Saldhigyadooda Badda.5.Awoodooda dhigida Miinada Badda.6.Xarumaha isgaarsiinta illaalada Kacaanka. Weeraradan,ayaa yimid ka dib isku-dayo dhawaan dhacay oo ay IRGC ku doonaysay in ay ku weerarto Maraakiibta ganacsiga ee marinka Hormus iyo Ciidamada Mareykanka. In ka badan 50,000 oo Askari oo Mareykan ah,ayaa hadda ka hawlgalaya Bariga Dhexe, iyagoo weli ah kuwo feejigan, awood leh, isla markaana diyaar u ah in ay sii wadaan fulinta hawlgallada. Xigasho: US Centcom.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta hay’adaha kala duwan ee Dowladda Puntland ee ku sugan Gobolka Bari, gaar ahaan xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada, saraakiisha ciidamada iyo hay’adaha amniga, Maamulka Gobolka Bari, Maamulka Degmada Boosaaso iyo masuuliyiin kale. Shirka ayaa si qoto dheer looga hadlay xaaladda amniga Gobolka Bari, gaar ahaan xoojinta hawlgallada ka dhanka ah Argagixisada, xakamaynta hubka sharci darada ah, la dagaalkanka burcad Badeeda iyo tahribka, ka hortagga isku dhaca iyo colaadaha beelaha, horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga, horumarinta bilicda, nadaafadda…
The growing diplomatic and security relations between the United States and Puntland as a state with own sovereign powers reflected recent formal agreements covering security, defense, minerals, and energy. The military delegation that arrived in Bosaso today represents the Africom Command and is part of the implementation of previously reached agreements. The U.S. is constructing a large military base on the outskirts of Bosaso Airport,the land has already been allocated, and construction work has commenced. The international community has shifted away from the policy of establishing a meaningful, unified Somali central government and has instead moved toward a policy of…
Turkish government has officially paid a ransom in exchange for Cameroon-flagged vessel MV LUTUF after it had been hijacked by Somali pirates. The ship believed to have been in pirate hands for 10 days and was being held off Eyl, a coastal city in Nugaal region of Puntland, was finally released on Saturday. Turkish authorities paid the pirates $5 million in exchange for the ship and the valuable equipment on board. According to federal and Puntland officials, MV LUTUF, the ship Turkey ransomed, was carrying military supplies and other sensitive equipment, including: According to officials, the Turkish government is supporting…
Aad ayay u calaamad wanaagsan tahay in maanta qurbajoogta Puntland ay hantidooda iyo aqoontooda dib uga maalgashanayaan dalkooda ammaan ee Puntland. Hirgelinta xaafadda casriga ah ee Istanbul, oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir, waa tusaale buuxa oo muujinaya kalsoonida iyo nalka horumarineed ee ka shidantay caasimadda Garoowe. Dib-u-soo-gurya-noqoshada qoysaska intaa le’eg waxay dalka u keenaysaa aqoon, ilbaxnimo iyo koboc dhaqaale. Si kasta oo ay udhiirran yihiin maalgashadayaashan, guusha buuxda waxay ku xiran tahay is-garabsiga maamulka iyo muwaadinka. Tallaabooyinka Garab-staagga ee Maamulka Dowladda Hoose: Sidaas darteed, dhiirrigelinta maalgashiga noocan ah oo keliya maaha caawinaad loo fidinayo qurbajoogta, waa…
Maraykanku,wuxuu soo rogay cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah dhaqaalaha Iran. Waa dagaal kale oo ku socda Iran marka laga soo tago kan Milleteriga ah. Horay,ayay usaarnayd Iran cunaqabatayn adag oo sababtay in Lacagta Dalkaas dhulka gasho,qiimaha Cuntadu cirka isku shareerto oo kala bar Dadka reer Iran ay ku noolaadaan heer ka hooseeya heerka lagu tilmaamo fakhriga. Haatan cunaqabatayntan cusub,waxaa bartilmaameedkeedu yahay Saliida oo ah Isha kaliya ee dhaqaale ee ay haystaan Wadaada Iran. Dagaalkan cusub ee dhaqaale,wuxuu Maraykanku ku wajahayaa Laba dhinac oo kala ah….. Shan Wadan,ayuu kala dhaxeeyaa Iran iskaashi ganacsi,kuwaasoo kala ah…. 1.Turky.2.Iraq.3.UAE..4.Oman.5.Shiinaha. Maraykanku,wuxuu usoo jeediyay in…
Puntland President H:E Said Abdullahi Deni HESaidADenideparted for Ethiopia on Friday aboard a private aircraft from Garowe International Airport in what officials described as an unannounced and urgent visit. According to sources familiar with the matter, President Deni informed a limited number of senior officials in his administration shortly before his departure, describing the trip as an urgent mission expected to last several days. Puntland authorities have not issued an official statement detailing the purpose of the visit. According to Idilnews, the visit followed several days of consultations involving the Puntland Presidency, the Ethiopian Prime Minister’s Office, and the U.S.…
The history of gas and oil in the Ogaden Basin of Ethiopia’s Somali Regional State is long, complex, and closely tied to politics, conflict, and foreign investment. Early exploration and interest in the basin began almost a century ago when Standard Oil Company conducted the first exploration in the 1920s, but the first major breakthrough came between 1950 and 1970 under Emperor Haile Selassie I. Foreign companies, including Sinclair Oil Corporation and Tenneco, conducted geological surveys. Early findings suggested natural gas reserves; the two largest finds were the Calub and the Hilala gas fields, but infrastructure and political instability limited…
By:-Eng.Abdi Ali Barkhad. More than three decades have passed since the collapse of the Somali state in 1991. Yet Somalia continues to struggle with political fragmentation, clan rivalries, insecurity, and weak state institutions. During the same period, the Republic of Somaliland developed functioning government institutions, maintained relative peace and stability, and conducted multiple democratic elections. This contrast raises an important question: Why has Somalia been unable to build a strong federal government while Somaliland has managed to establish functioning state institutions?. One of the main reasons frequently cited by analysts is the continued dominance of clan-based politics in Somalia. Since…
Israel deployed a contingent of #Ethiopian-origin Israeli soldiers to Somaliland earlier this year, according to a report by Middle East Eye (MEE) citing a senior Somali government official. The unnamed official told the outlet that around 50 Israeli soldiers were sent to Somaliland shortly after Israel formally recognized the self-declared republic in December 2025. According to the official, the soldiers were selected from Israelis of African heritage, “especially Ethiopians,” to avoid drawing attention and to blend in more easily with the local population. Israeli military declined to comment on the allegation, while Somaliland authorities did not respond to requests for…
By:-Eng. Abdi Ali Barkhad. It is regrettable, according to critics, that some politicians and government officials from Puntland are currently cooperating with President Hassan Sheikh Mohamud in ways that are perceived as undermining the dignity, autonomy, and political standing of the Puntland State, which was established in 1998. Puntland has long been regarded as one of the pioneers of Somalia’s federal system and has played a significant role in promoting federal governance as a framework for political stability and power-sharing. For this reason, many Puntland residents believe that its constitutional position, political independence, and historical contributions should be respected and…
WAR-SAXAAFADEED Garoowe June 09, 2026: Ciidanka Booliska Puntland wuxuu shacabka ka raalli gelinayaa falkii qalalaasaha watay ee ka dhacay caasimadda Garoowe June 07, 2026, kadib markii koox ka tirsan Ciidanka Booliska Birmadka ay si sharci darro ah u hakiyeen isku socodka gaadiidka, una carqaladeeyeen amniga iyo kala dambeynta. Taliska Ciidanka Booliska wuxuu si cad u sheegayaa in dhacdadaasi aysan matalin nidaamka, anshaxa iyo waajibaadka Ciidanka Booliska, balse ay ahayd fal abaabulan oo ay ku lug lahaayeen gacmo dano gaar ah leh, kuwaas oo ujeedkoodu ahaa dhaawaca sumcadda ciidamada iyo suurad xumeynta Dawladda. Waxaa maanta la xiray 18 askari oo ku…
Kulankii uu Xasan Shiikh la qaatay 16-May maalin kadib markii sharciyadu ka dhamaatay oo ugu yeeray in uu yahay Mw JFS,waxay sababtay in uu shaqadiisii ku waayay Safiirkii Turkiga ee Somaliya. Waxaa kaloo la badalay shaqaalihii muhiimka ahaa ee Safaarada Turkiga ee Somaliya. Waxaa la oran karaa guud ahaan shaqaalihii Safaarada 70%,waa la badalay. “Turkish Foreign Minister Hakan Fidan on Tuesday announced a new round of diplomatic appointments, assigning ambassadors and senior diplomats to key overseas missions, including Türkiye’s embassy in Somalia. Ferhat Alkan was appointed as the new ambassador to Somalia, replacing Alper Aktaş, who had been serving as…
Sii haya Safaarada Maraykanka ee Somaliya iyo wefti saraakiil Ciidan ah,ayaa tagay Kismaayo. Waxay la kulmeen Mw Jubaland iyo Agaasimaha hay’ada wardoonka JL. Si gaar ah,waxaa kulan uqaatay Mw Axmed iyo sii haya Safiirka Maraykanka. Ujeedka socdaalka weftiga Maraykanka ee JL,waa Laba qodob oo kala ah…… Maraykanku,wuxuu JL ka codsaday in ay qayb kasii ahaato wadahadalada oo aysan ka bixin. JL,way aqbashay,waxayna usheegtay Maraykanka in aysan markii horaba ka bixin,balse,waxa dalkan khatarta ku ah uu yahay Xasan,wuxuuna ku yiri Mw Axmed……. Mw Axmed si adag,ayuu ula hadlay Maraykanka Maanta. Sidoo kale,waxaa kusoo aadan Garowe wefti balaaran oo uu hogaaminayo Safiirka…
Weli Turkiga,ayaa dadaal wada oo dalbaday in maalmo kale la siiyo. Sida Turkidu sheegteen,waxay Xasan ka heleen aqbalaad in Gudi la dhiso diyaariya wada hadalada. Ilaa Berri oo Sagaalka Bisha ah,ayuu qabsaday Turkigu. Safiirada Maraykanka iyo Uk oo ukala anba bixi lahaa Garowe iyo Kismaayo,ayaa baaqday si ay uxoojiyaan dadaalka Turkiga. IDILNEWS
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib safar todobaadyo qaatay oo uu ku tagay dalalka Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta. Siciid Deni oo si weyn looga sugayay Garoowe, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda qaabili doona wafuud Sare oo ka socda Dalal kala duwan, sida ay tibaaxayaan xogo ay heshay Idilnews. Wafuuda imaanaysa Garoowe ayaa xambaarsan dhambaalo kala duwan, kuwaas oo ay ugu weyn yihiin is xoojinta wada shaqeynta amni, xiriirka iyo iskaasha Puntland kala dhexeeya dalalkaas, kuwaas oo si weyn u daneynaya hadda la maacamilka Puntland oo dhacda mandiqad…
Xiisad dagaal ayaa weli ka jirta Muqdisho iyo deegaanada gobolka Shabeellaha dhexe ee dhaca nawaaxiga Muqdisho. Sidda aan ogaanay, abaabul Ciidan ayaa hadda ka socda degmada Cadalle iyo deegaanada hoostaga, kuwaas oo doonaya in ay iska caabiyaan duullaan beeleysan ee uu kusoo qaaday Madaxweynaha muddo dhaafka ah ee jooga Villa Somalia, Xassan Shiikh Maxamuud. Xassan Shiikh ayaa doonaya in uu xiisad cusub ka abuuro Muqdisho, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka ee ku wajahan in heshiis laga gaaro doorashooyinka iyo marxalada kala guurka ah, kaddib dagaalkii ka dhacay Muqdisho, kaas oo fayday tabar yarida Xassan Shiikh. Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynihii…
Dagaaladii ka dhacay Muqdisho Labadii Habeen ee udanbeeyay khasaarihii ka dhashay,wuxuu noqday…… Dhimasho 13-Qo.f Dhaawac 189-Qof. Barakac 12,500-Qof oo Maato ah. Xogtan,waxaa sii daysay QM qaybteeda Qaxootiga uqaabilsan (UNHCR). Masuuliyada khasaarahan,waxaa iska leh Xasan Shiikh.
Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub oo gelinaya colaad sokeeye Somaliya. Wuxuu khatar ku yahay nabadda iyo amniga caalamiga ah. Wuxuu si cad ugu xadgudbay qodobbada Cutubka VII ee Axdiga Qaramada Midoobay. Sidoo kale,wuxuu si cad ugu tuntay Dastuurka JFS iyo heshiisyadii Qaran. Ficillada khaldan iyo ku xadgudbida xeerarka,waa in ay ka dhashaan isla xisaabtan iyo masuuliyado. Waa la fahmi karaa in BC marka hore hoos uhadasho oo ay samayso cadaadis xoog badan oo qarsoon. Balse hadii maaro loo waayo,waa in la saaraa cunaqabateyn safarka ah iyo hantidiisa ah oo meel kasta oo ay taal loogu dhaco. Dahab,ayuu ubadeshay Xasan…
Xoghayaha guud ee QM ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni darro iyo isku dhacyada hubeysan ee ka dhacay Muqdisho, isagoo sheegay in uu ka xun yahay talaabooyinka dhacay. “Wuxuu ugu baaqayaa dhinacyada oo dhan inay muujiyaan xakameyn xad-dhaaf ah, kana fogaadaan tallaabo kasta oo keeni karta rabshado dheeraad ah, isla markaana ay ku xalliyaan khilaafaadka siyaasadeed wadahadal.”ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka QM.
Safiirkoodii Muqdisho,wuxuu uqaxay Xerada Xalane. Wefti sare oo Turkiga ka imaan lahaa oo qorshahoodu ahaa in ay dajiyaan xaalada kacsan ee Turki nacaybka ah,ayaa ubaaqday dagaalka Xamar dartiis,taasoo aysan ku faraxsanayn. Diblomaasiyiinta R.Galbeedka,way udigeen Turkiga oo waxay usheegeen in uusan Xasan ku taageerin burburinta dalkan nugul. Dibada Dalka,waxaa looga arkaa Turkiga in uu Somaliya dhib kusoo kordhiyay. Sidoo kale gudaha Dalka,waxaa looga arkaa in uu khatar ku yahay xasiloonida amni,siyaasadeed iyo dhaqaale. Soo kabashadii,dhismihii iyo iftiinkii Dimuqraadiyadeed ee Somaliya,ayuu weerar kusoo qaaday Turkigu. Turkigu,wuxuu isku dayay in uu Digteetar uu danihiisa ku fushado ka sameeyo Somaliya.
Illayn,waa Nin aan la bixinayn.!! Niman mudaaharaadi lahaa oo waxa ugu weyn ee ay isticmaali lahaayeen ay tahay (Xasan ha dhaco),ayuu Xabad ku bilaabay. Fursadii la raadinayay ee ahayd in dhiiqo Lugaha loo geliyo oo magaalada ay noqoto furin dagaal oo xaalad ka aloosan tahay,,ayuu fududeeyay. Xalay ka hor isagaa hogaanka siyaasada Xamar haystay oo ahaa Hawiye Champion,balse Maanta,waa lagala wareegay. Loolankii uu ka waday gudaha PL,waxaa loosoo wareejiyay gudaha Xamar. BC oo danaynaysay in fool kululayso lagu dhufto Xasan oo xaalka la keeno meel ay talaabo adag ka qaadi karto,waa loo salaxay Kubada. Caawa BC,waxay taagan tahay sidan kuma…
War saxaafadeed ay soo saareen Labada Madaxtooyo ee Dowladaha Puntland iyo Jubaland,ayay ku canbaareeyeen weerarada Xasan Shiikh ku qaaday Mw hore Dh.Shariif iyo Rw hore Xasan Khayre. Halkan ka akhriso Warsaxaafadeedka Jubaland:- Halkan ka akhriso war saxaafadeedka Puntland:-
Denmark,waxay Maanta yeelatay Dowlad wadaag ah oo ay wada dhisteen Afar Xisbi oo Sadex ay kawada tirsan yihiin Guduudka iyo mid dhex-dhexaad ah. Siyaasada Denmark,waxaa ku loolama Laba garab oo kala ah…. Warka weyn ee ku jira dhismaha Dowladan cusub ee ku timid wada xaajood mudo dheer lasoo waday,ayaa,wuxuu yahay in laysla qaatay go’aamo saamayn weyn ku leh nolosha dadka Danishka ah…. Xaqiiqdii talaabooyin waa weyn oo lagu qaboojinayo qaaliyowga nolosha dadka Danishka,ayaa la qaaday oo waxtar eh oo si toos ah utaabanaya bulshada.
Safaaradaha shisheeye ee ku sugan Xerada Xalane,ayaa kasoo saaray baaq iyo digniin dagaalka uu ku qaaday Xasan Shiikh Musharaxiinta Mw ee Sharif iyo Khayre. Si gaar ah Safaaradaha R.Galbeedka,ayaa soo wada tuuray qoraalo ay soo dhigeen barahooda Twitter-ka. Maraykanka,Ingiriiska iyo Midowga Yurub,ayaa digniin adag,hanjabaad iyo hogo tusaalayn iskugu daray hogaamiyayaasha Somalida ee ku Hardamaya Xamar. Markii lasoo koobo Twitter-da kasoo baxay Safaaradaha,ayay noqonaysaa xigmadoodu…… Fariinta BC,waxay si gaar ah ubahdishay Xasan Shiikh oo isku haysta in uu yahay Mw JFS ee sharciyada leh,balse,waxaa lagu tilmaamay in uu yahay mid ka mid ah dhinacyada Somalida ee ishaya.
Maamulka Xasan Shiikh ee wakhtigiisu dhamaaday,ayaa weerar ku qaaday Guri uu ka deganaa Xaafada Hawlwadaag ee Muqdisho Rw hore Xasan Cali Khayre. Dagaalka oo socday ku dhawaad 20-saac,ayaa istaagay saakay subixii hore,kadib markii Diblomaasiyiinta shisheeye soo dhexgaleen oo gaar gaar ula hadleen Xasan Shiikh iyo Khayre. Ugu danbayn,waxaa laga saaray Aaga Guriga Khayre Ciidamadii Xasan Shiikh,halka Khayre dib ugu laabtay Gurigiisii hore. Sidoo kale Maamulka Xasan Shiikh,wuxuu weerar la mid ah kan Khayre uu ku qaaday Mw Shariif oo soo degay Guriku yaal Xaafada Cabdicasiis. Dagaal kulul oo qaatay ku dhawaad 15-saac,ayaa halkaas ka dhacay,waxaana khasaare door ah soo gaaray…
Maraykanku si cad,ayuu usheegay in uu ilaalinayo midnimada,madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliya. Warkan SL uma ahan mid ay ku farxayso oo wuxuu muujinayaa in Maraykanku uusan ku raacsanayn Israa’iil aqoonsiga SL ay siisay. Balse,wuxuu Maraykanku sheegay in xiriirka SL uleeyahay muhiimad weyn markay timaado diblomaasiyada,amniga iyo maalgashiga,meelaha uu Isha ku hayana ay ka mid yihiin Juquraafi ahaan halka ay ku taal ee Marin Biyoodka ah iyo Dekeda iyo garoonka Berbera. Sidoo kale,waxay warbixintan muujinaysaa in dadaalkii SL ay ka dhex waday Kongareeska Maraykanka iyo machadyada Trump taageera ay guuldaraysteen. Waxay kaloo warbixintan noqonaysaa in ay fashilmeen shaqadii Lobistayaashii Taiwan,Israa’iil iyo kuwii…
500-Askari oo Boolis cusub ah,ayaa kasoo baxay Dugsiga tababarka Jen.Careys Galkacyo. Ciidankan,waxay soo badali doonaan kuwa Gobolka Bari hada ka hawlgala,kuwaasoo lasoo xarayn doono markay kuwan tagaan. Waa qaybtii Afraad oo Boolis ah oo tababar laga soo saaro. Booliska Puntland isbadal dhan walba ah,ayaa lagu sameeyay…. 2500-Askari oo dhisan,ayaa lagu soo koobay Ciidanka Booliska Puntland.
Garoowe: 30 May 2026: Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka 2026, oo ay sanadka u fariisteen 25,221 Arday oo isugu jira Dugsiyada Dhexe iyo Sarre ee Puntland. Ku-simaha Madaxweynaha, ayaa u rajeeyay ardayda Puntland in Alle u fududeeyo Imtixaanka, wuxuu xusay in Shaqooyinka dowliga ah iyo Adeega Bulsho uu si wanaagsan u socdo. “Waxaan dhammaan ardayda u rajaynayaa guul, horumar iyo natiijo wanaagsan. Ardaydu waxay soo muujiyeen dedaal iyo dhabar adayg mudadii ay kusoo jireen hayaanka Waxbarshada, Dowladduna waxay xil gaar ah…
Muhiimadu ma’ahan in uu Baydhabo qabsado Laftagareen ee waa in kaliya uu muujiyo… 1.In Baydhabo dagaal ka socdo weli2.In qorshihii Xasan fashilmay. Shaqadan oo kale,ayaa loo riyaaqi karaa oo Laftagareen lagu taageeri karaa,sababtoo ah,waa mira dhal laga faa’idaystay fursadaha soo baxay ee kala ah…… Burburka ku yimid isbahaysigii Raxanweyn ee Xasan la socday. Kala dhimashada shacabkii KG iyo Xasan. Raxanweyn aamintay in Hawiye kusoo duulay oo la gumaysanayo. Shacabka KG oo arkay maamulkoodii oo la burburiyay oo amnigii iyo horumarkii oo Gacanta ka baxay. Durba nacaybkii loo hayay Laftagareen oo meesha ka baxay. BC oo Xasan markii hore uu ku…
Ma’ahan wax fudud in ku dhawaad 20-Wadan ay soo wada saaraan Bayaan ay ugu soo jeedinayaan Somalidu in ay wada hadasho oo ay ka heshiiso doorashada iyo khilaafka taagan. Warkan si gaar ah,wuxuu loolan weyn ugu yahay Xasan Shiikh oo ah Ninka Kursiga mudo dhaafka ugu fadhiya. Waa fariin iyo digniin warka BC Xasan ku socota oo haduu iska dhagatiro ay ku xigi doonaan talaabooyin ciqaab ah. BC,waxay kusoo aadisay Bayaankeeda….. Xasan,waxaa loo sheegay Maanta….. 1.In uusan isku dayin caburin ka dhan ah Mudahaaraadyada nabadeed ee qorshaysan. Qorshihii Xasan,waa duhaqaaqi waayay sida uu rabo oo waxaa caqabad ku noqday…… Qoraalka…
At least 10 soldiers have been killed following heavy fighting in Baidoa on Saturday morning, according to multiple local reports, after clashes erupted between federal forces and units aligned with Southwest State President Abdulaziz Hassan Mohamed Laftagareen. Sources also report that several civilians were killed or injured during the fighting, although exact casualty figures remain unclear due to the fluid security situation and limited independent verification. The violence reportedly escalated after forces loyal to Laftagareen entered parts of Baidoa and advanced toward strategic locations, including Afar Irdoodka in the city centre, before later withdrawing to the outskirts of the city.…
“Waan ku faraxsanahay in Mareykanku si toos ah ula macaamilayo dowladaha xubinta ka ah Federaalka Somaliya sida Puntland halkii uu ka mari lahaa Muqdisho. Isku dayga ah in la dhiso dowlad dhexe oo xooggan Somaliya waa hawl aan guulaysan. Habka ugu macquulsan ee Mareykanku ku ilaalin karo danihiisa halkaas waa in uu la shaqeeyo la-hawlgalayaasha Gobolka iyo dowladaha xubin ka ah federaalka kuwaas oo leh aasaas aqoon iyo sharciyad.” Dooda ah in ay fashilantay oo lagu hungoobay dhismihii Dowladnimada Somaliya,waa mid taala Miisaska siyaasadaha caalamka lagu jaangooyo. PL kaliya ma’ahan cida ku hungowday dhismaha qaran Somaliyed. R.Galbeedku,waxay haatan wadaan soo…
Waa mid ka mid ah Xaafiisyada isku xira wada shaqaynta dhanka amaanka ee PL,SL iyo BC. Dowladaha Maraykanka iyo Taiwan,ayaa maalgeliya Xaafiiskan oo ka shaqaynaya amniga Badaha. Maraykanku,wuxuu qorshaynayaa Laba arimood oo kala ah….. Marka laga soo tago dagaalka argagixisada Koonfurta Somaliya muhiimad uma leh R.Galbeedka. PL iyo SL,waa dhulka ugu muhiimad weyn Geeska Afrika oo ay ku yaalaan Labada Badood,Marinka ganacsiga yo Albaabka caalamka.
Itixaadka ama ictisaamka shalay ka qaylinayey masaajidada Garowe iyo Nayrobi ee ku doodayey Qudus,ayaa SL safaarad ka furatay oo Wadamada iyo Ururada caalamka sida UN iyo UNSC u aqoonsan uhiin in ay tahay dhul falastiin oo la xoogay,waa marin habaanin ay dadka marin habaaninayaan. Ururka Itixaad,waxaa abuuridiisii iska lahaa Wadaado Diimeed oo Beesha Daarood ah,waxaase talada iyo hogaaminta qaatay Wadaado Beesha Hawiye ah,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa dagaalkii 1993-dii ay ku qaadeen SSDF. Haatan Itixaadka umagac badashay Ictisaamka Daarood ee Garowe iyo Kenya joogaa,waxaa ku shaqaysta XSM,Cali Wajiis iyo Bashiir Salaad. Ictisaamka Daarood,waaa lagu shaqaysanayaa,waxayna rabaan in ay shacabka ka…
Booqashadii weftiga Maraykanka ee ka koobnaa Milleteriga iyo siyaasada ee PL,wuxuu ahaa mid fariimo kala duwan dirayay. Xasan,waxaa lagala hadlay gurmadka abaaraha,taageerada amni iyo mudo dhaafka mudo xileedkiisa. Halka PL oo ah DG ka tirsan DF ah lagala hadlay maalgashi,iskaashi amni iyo xoojinta xiriirka diblomaasi. Waa inta ay kawada hadleen Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Shiinaha. Waa tixgelin weyn oo maqaam sare leh oo PL u ahayd suuqgayn,buunbuunin,dacaayad siyaasadeed iyo soo jiidasho maalgashi. Waxaa wax weyn ah oo fure aad ku furato Albaabada caalamka kale ah in Maraykanku kaala hadlo maalgashi. Booqashadii weftiga Maraykanku,waxay kaloo fariin udiraysay Villa Somaliya Ninka sharcidarada ku…
Hay’ada wardoonka Puntland ee ( PISA),waxay samaysay horumar weyn Sanidihii ugu danbeeyay…. B. Tirada cadowga.T. Qalabka ay haystaan.J. Saldhigyadooda.X.Godadka ay ku jiraan.Kh.Meelaha laga geli karo.D.Tayada ay leeyihiin.R.Noocyada ay u qaybsan yihiin.S. Liiska hogaamiyayaashooda.Sh. Tababarayaasha iyo dagaal yahanada muhiimka ahaa.Dh. Gaadiidka ay haystaan sida Mootooyinka iyo qaraxyada u diyaarsan. Xogtaas markii ay soo bandhigeen sirdoonka waxaa loogu hawl galay siday ahayd wax walbaana waxay u dheceen sidii warbixintu ahayd. Boosaso waxaa la gaarsiiyey heer 100-kii tilaabo laga heli karo Askari dharcad oo aan is aqoon, oo habeen iyo maalin isbadalaya,waana waxa amnigeedii soo celiyay. 5.Waxaa la xoojiyay wada shaqaynta BC,waxaana danbiilayaasha…
Markale ayay xaqiijisay Dowlada Puntland in ay tahay Dowlad madaxbananaan oo aysan Xamar waxba uga xirnayn. Sharciyadii jilicsanayd ee Xamar taalay,waxaa soo afjaray oo burburiyay Xasan Shiikh. Dhamaan hay’adaha caalamiga iyo Diblomaasiyiinta shisheeye,waa la ogaysiiyay in ay PL toos ula soo xiriiraan. Waxaa dib usoo laabtay siyaasadii Laba Wajiilaynta ( Somalia Dual Track Policy). Waa dhacday 15-May DF ee sharciyada lahayd.
Maxay Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen? Halkan ka akhriso qodobada heshiiska:- Kulankan,waxaa muhiimada lagu saaray ka hadalka arimaha Puntland intiisii badnaa. Reer Galbeedku,waxay dib ugo’aansadeen in ay soo celiyaan siyaasadoodii Labad dhinac lahayd ama Waji oo ay ku tixgeliyaan Deegaan walba oo Somaliyed xaaladiisa. Si gaar ah,waxay go’aansadeen in ay Dowlada PL kala shaqeeyaan la dagaallanka argagixisada,burcad badeeda iyo shaqo abuurka. Heshiiskan,wuxuu kusoo adaa xilli mudo xileedkii sharciga ahaa uu ka dhamaaday hay’adaha Fadaraaliga oo ay PL tahay nidaamka kaliya ee haysta sharciyad Labada heer ee Dowladnimada Somaliya
Waa Safiirka SL ee Israa’iil oo Waraaqaha aqoonsiga uu ka gudoomay Mw Israa’ii. Waa aqoonsigii ugu horeeyay oo ay heshay SL oo ku dhawaad 40 Sano baadigoob ugu jirtay ictiraaf. Waa markii ugu horaysay oo astaanteeda iyo Calankeeda laga dhex garaacay mid ka mid ah Qasriyada caalamka. Macno weyn ayay uleedahay SL aqoonsiga Israa’iil. SL,waxay hoos gashay Quwad jirta xaqiiqiyan. Geeska Afrika loolankiisu,wuxuu noqday mid heer caalami ah.
BC iyo GMS,waxay isku raaceen Sadex qodob oo kala ah….. BC,waxay dhankooda codsadeen Laba qodob oo kala ah…. Hal qodob ayay ballan qaadeen in ay iyaga laga warsugo oo ay Xasan soo fariisinayaan.
Xasan tijaabadiisii digtatooriyada,waa ku hungoobay,waxaana uga soo laabtay,wuxuusan filayn. Dhamaan BC,waa ku diiday mudo kororsiga sharcidarada ah,waxaana si cad uga hor yimid Ururadii caalamiga ah ee lahaa awooda aqoonsiga… 1.QM,waxayba Somaliya gelisay xilli kalaguur. 2.Midowga Africa oo uu hogaaminayo Nin reer Jabuti ah oo Xasan aad ugarab istaagay markuu tartamayay,wuxuu taageeray Somalidu in ay wadahadalka sii wadaan oo ay gaaraan heshiis doorasho,mana umuujin Xasan Hill. 3.Urur Goboleedka IGAD,waxay taageereen wadahadalada ee ma taageerin Madaxweynanimada Xasan sheegtay,wuxuu Xasan filayay in Ururkan taageero oo Turkidu ucadaadiso Itoobiya. Sadexdii Urur ee muhiimka u ahaa ictiraafka Sanadka uu ku darsaday Xasan,waa ka hor yimaadeen…
Wefti ka socda Safaarada Maraykanka ee Somaliya oo uu hogaaminayo ku simaha Safiirka ayna qayb ka yihiin saraakiil Ciidan iyo uqaybsanaha Safaarada ee arimaha maalgashiga,ayaa 20-ka Bishan kusoo aadan PL. Waa safar horay usii qorshaysnaa oo hadana kusoo beegmay xilli Somaliya gashay kalaguur. Qodobada ay kawada hadli doonaan PL iyo Maraykanka,ayaa kala ah….. Iyadoo Labadaas qodob laga duulayo Maraykanku,wuxuu PL ka taageerayaa xoojinta awooda Ciidamada PL iyo soo saarista Macdanta Dhulka PL ku jirta. Saldhig Milleteri oo uu ka dhisanayo PL,kaasoo hadaba shaqadiisu socoto,ayaa qayb ka ah arimaha laga wada hadli doono. Sidoo kale shirkadaha Macdan qodista ee Maraykanka,ayaa soo…
The term of President Hassan Sheikh Mohamud ended on May 15 without a comprehensive political settlement between the Federal Government, opposition actors in Mogadishu, and key Federal Member States including Puntland and Jubaland. At the same time, new tensions and flare-ups are emerging in the South West State and Galmudug. This is no longer simply a constitutional disagreement. It is becoming a national security crisis. Somalia now faces the convergence of multiple dangerous fault lines simultaneously: The regional and international environment has also changed dramatically. The widening conflict environment stretching from the Persian Gulf to the Red Sea has transformed…
The African Union Commission closely followed the high-level negotiations between the Federal Government of Somalia and the representatives of the Somali Future Council, convened in Mogadishu from 13 to 15 May 2026, and expresses concern that these negotiations concluded without a consensus. The Commission commends the willingness of both the Federal Government, led by President Hassan Sheikh Mohamud, and the opposition leadership, to engage in direct and inclusive dialogue in the higher interest of Somalia and the Somali people. The Commission cautions against the entrenchment of divergent positions and calls upon all political stakeholders to promptly recommit to an inclusive…
Si haybad leh,ayaa looga soo anba bixiyay Xamar Madaxweyne Deni. Waa sawiro muujinaya in Mw Deni haysto taageerada haldoorka siyaasadeed ee Somalida. Halka Xasan kaligii cidlo taagan yahay oo Dadna ka hayo Fiqi Dalna ka hayo Turki. Mw Deni,wuxuu Xamar kala soo laabtay guul siyaasadeed oo la taaban karo…..
Xasan Shiikh si rasmi ah,ayuu unoqday Madaxweynihii hore ee Somaliya Caawa. Dowladii Fadaraalka way dhacday,waxaana burburay sharciyadii. Caawa,waxay ahayd Habeenkii ay ugu danbaysay Sharciyad Somali wada leedahay oo shaqaynaysa. Xasan Shiikh ayay Gacantiisa ku burburtay Jamhuuriyadii Sadexaad ee Somaliya. Nasiibdarro 20-Sano wixii lasoo dhisayay,way dumeen,waxaana dib loo noqday 20-Sano.
Khudbadii awooda badnayd ee Mw Deni,waxay qarisay oo hawada ka saartay hadaladii Mowlaca uu ka jeedinayay Xasan Shiikh. Caawa way gilgishay Xamar khudbada Deni,waxayna ka qabsatay Media Somalida iyo Ra’yi caamkii Somalida…… 5.Khudbadan,waxay ahayd mid markhaatigal ah oo reer PL ay Somalida iyo Caalamka ku markhaati gashanayaan.
Warka kasoo baxay QM,wuxuu waji gabax iyo dharbaaxo ku yahay Xasan Shiikh. “Somaliya in aysan ka jirin Dowlad sharciyad haysata oo ay ku jirto xilli kala guur ah oo loo baahan yahay in laga heshiiyo nooca doorasho iyo xilliga ay qabsoomayso,ayuu noqonayaa warka QM”. Luuqadan,waa mid xaqiijinaysa in caalamku uusan aqoonsanayn sheegashada Xasan Shiikh.
Turkidu,waa Laba Wajiilaynayaan oo markay la kulmaan Safiirada kale,waxay usheegaan anagu ma taageerayno Xasan,isla markaana qayb kama nihin qorshihiisa. Sidoo kale,waxay siyaasiyiinta Somalida usheegaan in aysan ku dhex milmayn siyaasada Somalida oo ay dhexdhexaad ka yihiin. Sida muuqata Safiirka Turkiga sababta uu ugu tagay Xasan,waa umuujin garab sheegashadiisa mudo xileedka sharcidarada ah. Warka kasoo baxay Safaarada ee Xasan in uu yahay Madaxweyne,wuxuu weerar qaawan ku yahay Dastuurka,Nidaamka iyo saraynta sharciga ee Ummadda Somaliyed. Turkigu,waa khatar ku wajahan Somalida oo dano dhaqaale uburburinaya Qaranimadii soo kabanaysay ee Somaliyed.
Golaha mustaqbalka Somaliyed,ayaa soo saaray Warmrtiyeed ay uga hadlayaan fashilka ku yimid wada hadaladii Xalane iyo xaalka Wadanka. Halkan ka akhriso:-
Waa burburay wada xaajoodkii si rasmi ah. Hal saac kaliya,ayaa lawada fadhiyay,waxaana laysku mari waayay qodobka ah….. (Mudo xileedkii,waa kaa dhamaaday iyo igama dhamaan). Xasan,wuxuu taagan yahay hadaan aqbalo in mudo xileedkii iga dhamaaday,waxaan luminayaa wax walba oo aan diyaarsaday. BC kulan deg-deg ah,ayay ufariisatay,waxayna soo saari doontaa War.
Kulankii,waa soo xirmay,waxaana la ballamay Beri subax in laysku soo laabto. Majiraan wax lagu heshiiyay. Waxaa jira oo kaliya dabac dhanka Xasan ah oo uu leeyahay… ( Mar walba,waxaa loo baahnaan doonaa mudo xileed lagu qabto doorasho,marka hadaan isticmaalno Sanadka Dastuurku nasiinayo maxaad ku diidaysaan? Taasna,waxaa loogu jawaab celiyay…. (Majiro Dastuur ku siinaya mudo xileed cusub oo Dastuurka Dalku,wuxuu ku siiyay Afar Sano oo Berri kaaga eg). Ugu danbayn Beri,ayaa la ballamay,waxaa muuqata in Xasan rabo ku badalashada heshiis doorasho Sanad dheeriya oo loo ogolaado.
Shirka Xalane in ay wax kasoo baxaan kaliya anaga guul nooma ahan ee waxaaba guul noo ah in maqaamkii PL Diblomaasiyiinta caalamku qireen oo Somalida ilowshaha dhow la xasuusiyay saamaynta PL. 10-Sano ka hor,waxay Somaliya ahayd Sadex qaybood oo kala ahaa SL,PL iyo Bartamaha iyo Koonfurta. PL oo aaminsanayd dhismaha qaran Somaliyed,ayaa badashay oo hirgelisay Dowlada dhexe iyo Dowlad Goboleedyo siman. Madaxdii markaas PL xukuntay,waxay bixiyeen tanaasul aysan ka fiirsan,iyagoo qiiro Qaran Somaliyed uu hayo. Ilaahay mahadii 7-Sano oo aan soo loolamaynay dib,ayaan usaxnay khaladkii dhacay 10-Sano ka hor. Maanta,waxaan haysanaa Puntland oo ah…..
Puntland,waa Guriga ciyaaraha Somaliya,waxaa taas xaqiijiyay ciyaaraha ka socda Bosaso. Galabta,waxaa Ciyaaray kooxaha kala matalaya Magaalooyinka Laascaanood iyo Qardho,waxaana 11 Gool ku badisay Qardho. Shacabka,waxaa ka muuqda awood rabitaan ee ku jirta oo aan caadiga ahayn. Sidoo kale,waxaa soo jiidasho leh garoomada quruxda badan, taageerayaasha xamaasadaysan,saxaafada,ciyaartoyda dheelaysa ee xirfada saraysa iyo nidaamka ciyaaraha loo maamulay oo aad usareeya. Bosaso Ciyaaraha ka socda ma’ahan wax caadiya.
Waraysigu,wuxuu cadaynayaa si cad dhawr qodob oo kala ah…… Xasan Shiikh,waa ka badbaadin karay bahdilkan Somalida oo waa looga digay ama wuu fahansanaa in halkan oo la gaaro ay khatar tahay. Waraysiga uu bixiyay Mw Kenya horta si guud Qof walba oo Somaliya,ayuu bahdil ku yahay oo yasmo ku yahay,waxaana sababteeda leh Xasan Shiikh.