Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mashaariic Balaayiin Dolar ku kacaya oo Itoobiya ka socda
    Somalia

    Mashaariic Balaayiin Dolar ku kacaya oo Itoobiya ka socda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shan Mashruuc oo waa weyn,ayaa ka socda Itoobiya,kuwaasoo kala ah……

    1.Garoonka Diyaaradaha ee Bishoftu oo $12.5 Bilyan ku baxayso,iyadoo gabagabo uu marayo Wajiga koowaad ee dhismaha,wuxuu qaadi doonaa 60-Milyan oo rakaab ah marka la gaaro 2030-ka ee la dhamaystiro.

    2.Warshadda Bacriminta Godey oo ku kacaysa $4-Bilyan,ayaa si dardar leh dhismaheedu usocdaa,iyadoo shirkad Spain laga leeyahay oo lagu magacaabo Técnicas Reunidas la siiyay keenista qalabka hydrogen-ka.

    3.Biyo-xireenka Koysha oo ku kacaya €3.0 Bilyan oo awoodiisu tahay 1,800 MW,ayaa dhismihiisu marayaa gabagabo,iyadoo xariga laga jarayo 2029.

      4.Tareenka isku xira Awash iyo Woldia oo ku kacaya $1.7- Bilyan,iyadoo 2-Sano gudahood lagu dhamaystirayo dhismihiisa.

      5.Warshadda Sifeynta Saliidda ee Godey oo ku kacaysa $2.5 Bilyan oo loogu talagalay in ay Sanadkii sifeyso 3.5 Milyan Tan oo Saliid ah,iyadoo dhismaheedu socdo.

        Dhamaan mashaariicdan,waxay Itoobiya ukeeneen dhaqaale iyo Shaqo abuur.

        JQ.

        Follow on Google News Follow on Flipboard
        Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

        Related Posts

        Maxay kala yihiin khataraha amni Ee PL wajahayso xilligan?

        November 21, 2026

        Xisbiga KAAH oo ku fashilmay maamulka DH Ee Galkacyo

        November 21, 2026

        Mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo la bilaabayo

        November 20, 2026
        Latest Posts

        Maxay kala yihiin khataraha amni Ee PL wajahayso xilligan?

        Xisbiga KAAH oo ku fashilmay maamulka DH Ee Galkacyo

        Mashaariic Balaayiin Dolar ku kacaya oo Itoobiya ka socda

        Mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo la bilaabayo

        Xog:-Qorshe Xasan rabay in uu ku kala qaybiyo Mucaaradka oo fashilmay

        Puntland maxay Imaaraadka ka heshaa oo faa’iido ah?

        Puntland–UAE Strategic Partnership: Key Outcomes

        Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

        Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

        Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973










        AD







        Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
        • Home
        • Puntland
        • Somalia
        • News in English
        © 2026 Idil News

        Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.