Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray xeer Madaxweyne LR 21 ee 09 November 2026, kuna saabsan…
Browsing: Somalia
Ilhan Omar ayaa mar kale ku guuleysatay kursiga Aqalka Congress-ka Mareykanka ee deegaanka 5aad ee Minnesota. Doorashada labada Aqal ee…
Shirka Golaha Wasiirada oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland…
Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay bilowday qorshaha ay ciidamadeeda kaga soo saarayso Soomaaliya, kuwaas oo dalka…
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay IdilNewa, in la bilaabay dhismaha Ciidamo Kumaandooska gaarka ah oo ay yeelan doonto…
Ciidamada Ugandha ayaa bilaabay in ay isaga baxaan Koonfurta Soomaaliya oo ku dhowaad 20 sano ay sugayeen Amnigeeda, gacantana ku…
Ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay gaari sidday hub sharci darro ah, kaas oo ah nooca xamuulka qaada…
Dowladda Puntland ayaa hirgelisay cutub cusub oo kamid ah Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland, kuwaas oo ku howlgalli doona diyaaradaha aan…
Kusimaha Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ahna Taliye Ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Gashaanle Ayuub Siciid Cali (Dheeg)…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ugu yeeray Xassan Shiikh Maxamuud oo hoggaamiya maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Muqdisho in…
Ciidamada Dowladda Ugandha ee ku sugan deegaano katirsan gobolka Shabeellaha hoose – ayaa bilaabay diyaar-garow ay ku doonayaan inay ku…
Sidda ay ogaatay IdilNews, Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa wadda qorshe ay doonayaan in ay xasaanada kaga qaadaan Wasiiro katirsan…
Dowladda Puntland ayaa ka qeybgashay shir looga hadlayay Amniga Baddaha oo uu soo qaban qaabiyay Midowga Yurub, laguna qabtay caasimadda…
Dowladda Puntland ayaa Amar dul dhigtay Bangiyada ganacsi ee ku yaal deegaanada Puntland, kuwaas oo lagu amray in ay xiraan…
Wargeyska Times of Israel ayaa sheegay in la tiriyey 57.3% sanduuqyada codbixinta doorashada Israa’iil, iyadoo isbahaysiga taageersan Netanyahu uu haysto…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Denmark ee Soomaaliya Danjire Steen…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta…
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta meelmariyay Ajandaha Golaha ee Kalfadhigga 59aad, kaas oo ay kasoo muuqdeen qodobo xasaasi…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka DFS, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in dalka Imaaraatka Carabta uu kulan…
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in maamulka Galmudug ay ka doonayso in uu kusoo wareejiyo Rag dil u geystay nin ganacsade…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia, Mudane Cali Cabdi Firin iyo…
Ciidamo ka Amar qaata maamulka Hassan Sheikh Mohamud oo ku wajahnaa degmada Buurhakaba oo maalmo kahor ay qabsadeen Ciidanka Abdiaziz…
Ciidamada maamulka Laftagareen iyo kuwa Xassan Shiikh Maxamuud uu geeyay Baydhabo, si ay u difaacaan Aadan Madoobe ayaa maanta ku…
Mudane Guddoomiye, Mudenayaal iyo Marwooyin: Waxaa Sharaf weyn ii ah in aan maanta idin hor imaado si aan idin kaga…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Cabdiweli Jibriil Bayle, ayaa soo saaray amar mamnuucaya in magaalooyinka dhexdooda lagu qaato hub, iyadoo la…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa dhammaadka bishan October ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Ujeedada socdaalka Madaxweyne…
Qaar kamid ah xubnaha mucaaradka ee Muqdisho ayaa bilaabay in ay qorshe ka dhan ah Golaha Mustaqbalka, iyagoo in bannaanka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib 41 maalmood oo uu…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada…
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Liibaan Tahliil iyo Xaliimo Yuusuf – Wiilkooda Maxamed Liibaan Tahliil, kaddib go’aankii Garsoorka Culimada ee…
Dhaliil adag oo ku wajahan maamul-xumada, musuqmaasuqa la tuhunsan yahay iyo masuuliyad-darrada ka jirta hay’adaha dowladda Puntland Waxaa isa soo…
Dhoofka dahabka ee deegaanada Puntland ayaa sare u kacay saddexdii sano ee u dambeysay, kaas oo intiisa badan sifo sharci…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa la filayaa in maalmaha khamiista ama jimcaha ee todobaadkan dib ugu soo laabto caasimadda…
Maamulka Cabdicaziiz Laftagareen ayaa deeq raashin ah u qeybiyay dadka danyarta ah ee kunool degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Diinsoor…
Duqa caasimadda Puntland ee Garoowe, Cabdulqaadir Axmed Tuure (Geeddi), ayaa uga qeybalay magaalada Vienna ee dalka Austria shirka sannadlaha ah…
Ciidanka Amniga Puntland oo howlgal ka fuliyay buuraleyda Galgala ayaa dilay labo xubnood oo katirsan kooxda Al-Shabaab. Xubnaha la dilay…
Dowladda Puntland ayaa kusoo dhaweysay Dekedda magaalada Boosaaso – Qoysas Yemeniyiin iyo Soomaali ah oo kasoo cararay colaada ka socota…
Ciidanka Puntland ayaa duqeymo ka fuliyay aroornimadii saaka buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag, kuwaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad katirsan kooxda…
Guddiga garsoorka culimada ah ee gacanta ku hayay kiiska Wiil yar oo ay isku haysteen labo nin – ayaa maanta…
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa soo bandhigay khariirad muujinaysa dalalka ay Israa’iil la leedahay xiriirka wanaagsan iyo kuwa cadowga…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa iska diiday in uu u socdaalo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, oo uu ka…
Xassan Shiikh Maxamuud ayaa wajahaya walaac xooggan oo soo food saaray kaddib hadal maalmo kahor u jeediyay xubno katirsan maamulkiisa…
Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay shacabkeeda iyo dublamayaasiyiinta dalkeeda in ay u safraan dalalka Barriga dhexe, sababo la xiriira arrimo…
Duqa caasimadda Puntland ee Garoowe, Cabdulqaadir Axmed Cabdulqaadir Axmed Tuure (Geeddi) ayaa maanta u amba-baxay magaalada 𝐕𝐢𝐞𝐧𝐧𝐚, ee caasimadda dalka…
Guddiga culimada ah ee garsoorka ah ayaa maaanta yeeshay fadhigii koowaad ee dhagaysiga dacwad la xiriirta wiil yar oo muddo…
The recent interview given by Ethiopia’s Junior Ambassador to Israel, Tesfaye Yetayeh Anteneh, on i24NEWS raises important questions about Ethiopia’s…
Roobab baaxad leh ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanada Puntland, kuwaas oo sababay daadad waa weyn oo geystay waxyeelo.…
Dowladda Itoobiya ayaa wada qorshe ay dib ugu xoojinayso xiriirka kala dhexeeya Somaliland, kaddib isbaheysigii lagu dhisay oo ay ku…
Waxaa maanta ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug – Shirka Amniga ee gobolka Mudug, kaas oo ay ka…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaddib safar qaatay in kabadan 40…
Ciidanka Badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa gacanta ku dhigay saddex doonyood oo sifo sharci darro ah uga Kalluumeysanayay xeebaha…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald J. Trump ayaa sheegay in Somaliland tahay dal ka duwan Soomaaliya, xilli uu khudbad u jeedinayay saacado…
Xildhibaanad Ilhan Omar, oo kamid ah Golaha Congress-ka Mareykanka ayaa qoraal ay ku baahisay boggeeda kaga jawaabtay warar sheegaya in…
Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeryooday, tiro intaa kabadana way ku dhaawacmeen weerar gantaalo ah oo Xuutiyiinta Yemen…
Ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay Nin hubeysan oo maanta dil iyo dhaawac ka geystay bartamaha suuqa caasimadda…
Guddiga nabadgelyada gobolka Sanaag ayaa soo saaray awaamiir la xiriira Amniga gobolka, gaar ahaan degmada Badhan. Guddiga ayaa mamnuucay in…
Sagal Cabdi-Wali oo ah Gabar asal ahaan Soomaali ah ayaa kusoo baxday kursiga Xildhibaanimo ee dalka Ingariiska, iyadoo laga soo…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada…
Maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh Maxamuud ayaa qorsheynaya in uu todobaadyada soo socda weeraro xubnaha mucaaradka ee ku sugan…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Madaxweynaha maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Muqdisho, Hassan Sheikh Mohamud uu khiyaanay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy…