Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga
    Puntland

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Denmark ee Soomaaliya Danjire Steen Sonne Andersen iyo wafdi uu hoggaaminayo.

    War qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Deni iyo Safiirka Denmark ay ka wada-hadleen xaalka Soomaaliya iyo iskaashiga Amni iyo horumarineed ee labada dhinac.

    Kulanka oo ay ka qaybgaleen xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda Guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga iyo Siyaasadda, Xoojinta iskaashiga Dowladda Puntland iyo Dowladda Denmark ee dhinacyada Amniga iyo horumarka, gaar ahaan la dagaalanka Argagixisada, Amniga badaha iyo mashaariicda horumarin.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    October 27, 2026

    Akhriso: Ajandaha Baarlamaanka Puntland oo ay kasoo muuqdeen qodobo xasaasi ah

    October 27, 2026

    Siciid Deni ma taageeri doonaa maamulka cusub ee Hiiran ?

    October 27, 2026
    Latest Posts

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    Akhriso: Ajandaha Baarlamaanka Puntland oo ay kasoo muuqdeen qodobo xasaasi ah

    Siciid Deni ma taageeri doonaa maamulka cusub ee Hiiran ?

    GAALKACYO: Puntland oo Galmudug ka sugaysa Rag dil ka geystay Gaalkacyo

    Deni oo qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Zambia

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato magaalooyinka G. Mudug










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.