Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay
    Somalia

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamo ka Amar qaata maamulka Hassan Sheikh Mohamud oo ku wajahnaa degmada Buurhakaba oo maalmo kahor ay qabsadeen Ciidanka Abdiaziz Laftagareen ayaa la kulmay mowjad duqeymo ah.

    Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado dagaal ayaa dhacday xilli Ciidanka Xassan Shiikh kasoo baxeen saldhiga Balli-doogle, waxaana ay sababtay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaartay Ciidamada.

    Sidda aan ogaanay duqeynta kaddib ciidamada maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh, ayaa dib ugu laabtay saldhiga Balli-doogle.

    Ma jirto cid ilaa hadda sheegatay duqeynta, waxaana ay kusoo beegmaysa xilli maamulka Xassan Shiikh oo kaashanaya diyaaradaha F-16 ee Turkey ay duqeymo la beegsadeen marar kala duwan ciidamada Laftagareen.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    October 26, 2026

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka

    October 25, 2026

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato magaalooyinka G. Mudug

    October 25, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato magaalooyinka G. Mudug

    Madaxweyne Deni oo ku wajahan magaalada Gaalkacyo

    XOG: Khilaaf soo kala dhexgalay mucaaradka Muqdisho, Rooble, Odawaa iyo Guuleed oo la saarayo

    Labo Tallaabo oo laga sugayo Madaxweyne Deni oo kusoo laabtay Garoowe

    Gollaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay hubinta Amniga Ajaanibta

    Liibaan Tahliil oo la wareegay Wiilkii loo xukumay

    Akhriso: Puntland waxay u baahan tahay Isla xisaabtan dhab ah










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.