The international community has increasingly moved beyond a sole focus on Mogadishu’s central government and has expanded its engagement with…
Browsing: Puntland
Ufayn, 04 Sebteembar 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee…
Warbaahinta caanka ku ah baarista ee Drop Site News oo fadhigeedu yahay USA- Washington ayaa faahfaahin ka qortay Heshiis ku…
Ciidamada daacada u ah Madaxweyne Abdiaziz Laftagareen ayaa saaka mar kale weerar ku qaaday magaalada Baydhabo, iyagoo qabsaday xaafado dhowr…
Maraykanku,wuxuu garaacis ka fuliyay guud ahaan Xeebaha Iran….. 2.Chabahar Bay,waa Deked Galbeedka ah. 3.Dekeda Partially. 6.Ahvas,waa Deked ku taal Xuduuda…
GAROOWE: Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlay xoojinta wada-shaqaynta Ciidanka Booliska…
Xasan Shiikh,wuxuu Somaliya dhex istaajiyay loolan quwado Goboleed dhexyaala…. Turki iyo Israa’iil.Itoobiya iyo Masar.Sacuudi iyo Israa’iil.Turki iyo Imaaraad.Qatar iyo Imaaraad.…
“Waxaan diyaar u ahay in aan soo afjaro dagaalka Ukrain oo wada xaajood la galo cid walba oo dhexdhexaadin samaynaysa”Ayuu…
Ciidamada Mareykanka,ayaa bartilmaameedsaday goobo ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Kacaanka Wadaada Iran (IRGC), kuwaas oo ay ka mid yihiin… 1.Fariisimaha difaaca…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay ka soo qaybgaleen…
Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Xildhibaannada Dowladda Puntland oo howlaha shaqo u jooga Gobolka Mudug ayaa maanta kulan la…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa la filayaa in dhowaan uu magacaabo Agaasimayaal Guud, Agaasime Waaxeedyo, kaddib muddo cabasho laga…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada…
Wafti Sare oo ka socda Dowladda Mareykanka ayaa maanta ka deggaya magaalada Boosaaso, kuwaas oo isugu jira dublamayaasiyiin iyo saraakiil…
Ciidamo katirsan Daraawiishta Puntland ayaa loo daabulay deegaanka Garacad, si loo beegsado kooxo abaabulan oo Burcad-badeed ah ayna maalgelinayaan maamulka…
The international community has abandoned the former policy of constructing a meaningful central state based in Mogadishu and has turned…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa todobaadkan tababar u soo xiraya in kabadan labo kun oo askari oo cusub,…
War-saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland ayaa si adag loogu cambaareeyay lacag madax furasho oo maamulka waqtigiisu dhammaaday ee…
Aad ayay u calaamad wanaagsan tahay in maanta qurbajoogta Puntland ay hantidooda iyo aqoontooda dib uga maalgashanayaan dalkooda ammaan ee…
Maraykanku,wuxuu soo rogay cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah dhaqaalaha Iran. Waa dagaal kale oo ku socda Iran marka laga…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Garacad, isagoo xariggaa ka jaray dhismaha…
Sirdoonka Masar ayaa ugu yeeray Qaahira, hoggaamiyaha maamulka Sool-Bari Cabdulqaadir Firdhiye, kaas maalmo kahor tagay, uuna deegaan u qabtay Safiirka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maalmaha soo socda safar degdeg ah ku tagi doona magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.…
Idil News ayaa baaritaan ku samaysay wararka been abuurka ah ee sheegaya in caasimadda gobolka sanaag ee Badhan loo diiday…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar ku maraya Gobolka Mudug, ayaa…
Dugsiyada Waxbarashada Puntland ayaa maalinta berri ah fasax la geliyay, Munaasabadda Xuska dhalashada Nebi Muxammed (NNKH) oo ku beegan berri…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Towfiiq ee gobolka…
Dowladda Puntland ayaa uga digtay mulkiilayaasha Maraakiibta iyo shirkaddaha ceymiska in ay lacag siiyaan kooxaha Burcad-badeeda ah ee haysta Maraakiibtooda.…
Turkey ayaa goor-dhaweyd duqeyn la beegsatay saxiimad ay saarnaayeen dad kalluumeysato ah, kuwaas oo ku sugnaa xeebta deegaanka Jiifle ee…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta iyo naaxinta Xoolaha ee Somali Livestock Quarantine and Inspection Center,…
Diyaaradaha F-16 ee Turkey ayaa maanta joog hoose ku dul heehaabaya Muqdisho, si ay cabsi galiyaan shacab caraysan oo Ciidanka…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle ee degmada Jariiban, oo kamid ah deegaanada baaxada leh…
Abiy Ahmed Ali ayaa isbedel ku sameeyay dastuurka dalka Itoobiya, isagoo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha ee ku fadhiyay tan iyo…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni ayaa saaka u amba-baxay socdaal uu ku marayo degmooyinka iyo deegaanada Barriga gobolka Mudug,…
Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay wado baaris ay ku sameynayso awoodo ka baxsan Puntland oo dabada ka riixaya…
Ruth Anne Stevens-Klitz, ayaa loo magacaabay kuxigeenka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo maalmaha soo socda imaan doonta magaalada Muqdisho. Danjire…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, oo ay ka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar ka mid ah…
Degmooyinka Gaalkacyo, Buraan, Eyl iyo Bareedo ayaa ku guuleystay mashruuca Bulsho, oo ka shaqeeya horumarinta degmooyinka iyo maamul-daadajinta, sida ay…
Waxaa gabagabo maraya Mashruuca horumarinta korontada ee SESRP, oo ka socda caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe. Mashruucan oo uu maalgelinayo…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni ayaa ku wajahan degmooyinka dhaca bariga gobolka Mudug, isagoo xarig jar ku sameyn doona…
Dagaal culus ayaa ka bilowday magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeya Ciidan taabacsan Cabdicasiis Laftagareen oo saaka la wareegay qeybo…
Dowladda Puntland ayaa gabi ahaanba xirtay dhammaan waddooyinka xiriiriya waqooyiga magaalada Gaalkacyo iyo xaafada Baraxley ee koonfurta Gaalkacyo oo uu…
Madaxweyne Donald J. Trump ayaa guul weyn ka gaaray sharci muhiim ah oo saameyn kara kumannaan Soomaali ah oo ku…
Wasaaradda Cadaallada Puntland ayaa ka mamnuucday hoteellada, Apartment-yada iyo Guest house-yada ku yaal deegaanada Puntland in aysan degi karin lamaane…
Laamaha Amniga Puntland ayaa howlgallo ka wada magaalada Gaalkacyo iyo deegaanada hoostaga, kuwaas oo lagu xaqiijinayo Ammaanka, loogana hortagayo falal…
Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay eedeeysane Asad Faarax Silig oo Dil ka geystay maanta magaalada Gaalkacyo, dilayna marxuum…
Heshiis ayaa laga maleeshiyaad hubaysan oo degnaa Xerada Ligle ee duleedka caasimadda Puntland ee Garoowe, kuwaas oo uu hoggaaminayay Jimcaale…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu maqnaa Dibedda ayaa dib ugu laabtay magaalada Hargeysa. Cirro ayaa kulamo siyaasadeed iyo…
War-saxafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in dowladdu la wareegtay maleeshiyaadka hubeysnaa ee deegaanka Kuur-ilaalo ee…
Dowladda Puntland oo ka digtay qorshaha safarka Hassan Sheikh Mohamud ku imaanayo Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Hoos ka akhriso War-saxafadeedka kasoo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ugu baaqay bulshada kunool deegaanada dhaca xuduudka Puntland la wadaagto Itoobiya ilaalinta nabadgelyada…
Wasiir kuxigeenka Amniga Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dajaana iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Saaxo ee gobolka Mudug, iyagoo booqday…
Xildhibaan Ilhan Omar oo kamid ah Congress-ka Mareykanka ayaa ku guuleysatay doorashada hore ee xisbiga dimuqraadiga ah ee degmada 5aad…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta ku wajahan degmada Goldogob ee gobolka Mudug, halkaas oo uu kulamo kula…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee wadada laamiga…
Taliska Qeybta Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay eedeeysane Cabdiqani Cumar oo ku eedeeysan dilka Farxaan Yuusuf Warsame, oo…
Ciidamada Itoobiya ayaa isaga guuray saldhigyadooda degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed, halkaas oo amnigeeda ay gacanta…
In kabadan 100 maxbuus oo kamid ah maleeshiyaadka ilma Diyaano, ee lagu qabtay howlgalkii Ciidamada Amniga Puntland ku galeen Xerada…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni oo habeenimo xalay ka baxay caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee…