Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Qorshe Xasan rabay in uu ku kala qaybiyo Mucaaradka oo fashilmay
    Puntland

    Xog:-Qorshe Xasan rabay in uu ku kala qaybiyo Mucaaradka oo fashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fahad Yaasiin,ayaa Saacud ka dhaadhiciyay Xasan aan la shaqaysano oo ka qaadano Rw kadibna Dowlad aan la dhisano.

    Wuxuu kaloo usharaxay hadii Dalka dibadiisa lagu Shiro,waxaa fursad helaya Deni iyo Axmed oo Adigu fursad ma lihid.

    Qorshahaas Fahad ukeenay,isagoo ka duulaya,ayuu soo qaaday fariimaha Xasan ilaa uu Caawa keenay Gol Shaal ah oo Xasan usoo dhiibay iyo fariimo uu ku leeyahay diyaar,waxaan u ahay wadahadal oo xataa Guryihiinaan idin kugu imaanayaa.

    Go’ii Shaalka ahaa Shariif,ayuu saaray Saacid,waase ku diiday Sh.Shariif.

    Sidoo kale fariimihii uu Xasan ka waday,waa lagu diiday,waxaana Saacid lagu yiri…

    ” Hadaadan naga mid noqonayn naga bax,hadii kale talada kusoo biir”.

    Wadajir,iyadoo Saacid ku jiro,ayaa Goluhu udiiday fariimihii iyo Shaalkii khiyaamada ahaa ee Xasan ka yimid.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo la bilaabayo

    November 20, 2026

    Puntland maxay Imaaraadka ka heshaa oo faa’iido ah?

    November 20, 2026

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026
    Latest Posts

    Mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo la bilaabayo

    Xog:-Qorshe Xasan rabay in uu ku kala qaybiyo Mucaaradka oo fashilmay

    Puntland maxay Imaaraadka ka heshaa oo faa’iido ah?

    Puntland–UAE Strategic Partnership: Key Outcomes

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.