Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh
    Somalia

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2026Updated:November 2, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay bilowday qorshaha ay ciidamadeeda kaga soo saarayso Soomaaliya, kuwaas oo dalka ku joogay heshiis laba geesood ah oo kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada difaaca Uganda (UPDF), Chris Magezi, ciidamada Uganda ayaa durba bilaabay ka bixitaanka Soomaaliya, iyadoo cutubkii ugu horreeyay ee ciidamada lagu celiyey dalkooda.

    War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howlgalka ciidamada lagala baxayo uu si degdeg ah u dhaqan galay, isla markaana inta ka dhiman qorshaha ka bixitaanka ciidamada ku jooga heshiiska labada dowladood la dhammaystiri doono maalmaha soo socda.

    Sidoo kale, War-saxafadeedka ayaa lagu sheegay in Uganda ay qorshaynayso inay ciidamadeeda oo dhan kala baxdo Soomaaliya dhammaadka sannadka 2027.

    Tallaabadan ayaa soo afjari doonta joogitaanka milatari ee muddada dheer ee Uganda ku lahayd Soomaaliya, kaas oo soo socday ku dhowaad 20 sano.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    November 2, 2026

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    November 2, 2026

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    November 1, 2026
    Latest Posts

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”

    MUQDISHO: Bixitaanka Ciidanka Ugandha ee Shabeellaha Hoose oo kala carar ka abuuray Muqdisho

    Baarlamaanka Puntland oo xasaanada ka qaadaya Wasiiro katirsan Xukuumadda Deni

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga Badda Cas – oo PUNTLAND uga qeybgashay Addis Ababa ?










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.