Maleeshiyaadka uu haysto horjooge Jimcaale Jaamac Takar ee degan Xerada Ligle ee duleedka Garoowe ayaa go’aan laga gaaray, kaddib dadaalo…
Browsing: Puntland
Kulan u dhexeeyay Xubno katirsan Dowladda Puntland, Nabaddoono, Waxgaradka iyo horjoogayaasha hoggaaminayay maleeshiyaadka Beesha Leelkase ee ku jiray Xero Istaanbuul…
Gollaha Wasiirada Dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulankooda caadiga ahaa ayaa soo saaray go’aano waa weyn oo taabanaya Amniga Puntland,…
Armed forces from Somaliaโs semi-autonomous Puntland state have attacked a camp held by federal government troops in Galkayo, in the…
War-saxafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Amniga Puntland ay si nabad ah ula wareegeen…
Cabdulaahi Diyaano oo horjooge u ah maleeshiyaadka ku jira Xerada Boosaaso ayaa xiriir lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland, isagoo…
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Muqdisho, Cali Yuusuf Xoosh, oo ku magacaabnaa Wasiirka Arrimaha maamulka waqtigiisu dhammaaday…
War-saxafadeed kasoo baxay Booliska Dowladda Puntland ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgalkii Ciidamada Amniga Puntland ku qabsadeen xerada ilma Diyaano ee…
Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland ayaa war kasoo saaray howlgalka lagu galay xerada ilma Diyaano ee Gaalkacyo, kaas oo lasoo…
Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadka taabacsan ayaa dalbaday in ay isku dhiibaan Ciidanka Dowladda Puntland, lagana joojiyo hubka culus ee ku…
Howlgal ballaaran oo ku bilowday hubka culus, ayna fulinayaan Ciidanka Amniga Puntland ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka…
Ciidanka Amniga Dowladda Puntland ayaa billaabay howlgal ballaaran oo lagu soo afjarayo maleeshiyaadka ilma Diyaano ee ku sugan magaalada Gaalkacyo.…
Gollaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ka digay colaada maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh Maxamuud uu ka hurinayo magaalada Gaalkacyo, gaar…
War-saxafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa lagu boggaadiyay maamulka iyo shacabka Galmudug ee maanta ka hortagay hub iyo saanad…
Hub uu maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh ka dejiyay garoonka diyaaradaha Koonfurta magaalada Gaalkacyo, loona wadday maleeshiyaadka ilma Diyaano…
Ciidamo wata gaari ayaa kasoo goostay xerada ilma Diyaano ee magaalada Boosaaso, kaddib khilaaf maalmaha ka jira gudaha xerada oo…
Dadaalo ay hormuud u ahaayeen Waxgaradka gobolka Mudug, lana doonayay in si nabad ay isku dhiibaan maleeshiyaadka hubaysan ee ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta Garoowe kaga qayb galay aaska qaran ee Alle ha u naxariistee…
Sida horey u tabinay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku qaabilay magaalada Boosaaso Wafti Sare oo ka socda Dowladda…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa soo saartay awaamiir ku wajahan Ciidamada Qalabka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal ah ayaa Magaalada Bosaaso…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa kulamo Amni ka bilaabay magaalada Boosaaso, isagoo la kulmay xubno muhiim u ah la-dagaallanka…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa safar degdeg ah ugu amba-baxay galabta magaalada Boosaaso, kaddib wafuud kala duwan oo ilaa…
Maamulka Xassan Shiikh Maxamuud ayaa qaaday Afar arrimood oo la doonayay in lagu caqabadeeyo Munaasabadda Xuska 1da August oo deegaanada…
In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake By A M…
Deegaanada Puntland ayaa si weyn looga dareemayaa xuska munaasabadda 1da August, oo ku asteysan Aasaaskii Dowladda Puntland, oo sanadkan u…
Soomaaliya ayaa qarka u saaran in dib loogu celiyo Dowlad KMG ah, kaddib markii maamulka Xassan Shiikh Maxamuud uu lumiyay…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxa ay go’aamisay hirgelinta Habraaca Labbiska Dugsiyada, kaas oo lagu mideynayo labbiska dhammaan…
Idilnews ayaa ogaatay jiritaanka qorshe ay Dowladda Puntland ku doonayso in ay kaga takhalusto maleeshiyaadka hubeysan ee aan habka beeleysnayn…
Maamulka gobolka Karkaar ayaa soo saaray go’aano lagu adkeynayo Ammaanka gobolka, waxaana la mamnuucay hubka sharci darrada ah iyo kooxaha…
Dowladda Puntland oo uga digtay Galmudug in garoomadeeda iyo dhulka ay maamusho lasoo mariyo maleeshiyaad iyo hub, loo adeegsanayo duullaanka…
Dowladda Puntland ayaa baaq nabaddeed kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sanaag. Dagaalka ayaa sababay dhimashada…
Saraakiil ka socotay Ciidanka Puntland ayaa habeenimadii xalay u tagay Maxamuud Diyaano oo ah hoggaanka maleeshiyaadka ka haray Ciidankii horey…
Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku geeryooday, ilaa 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleedka ka dhacay deegaanka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay dalka Itoobiya. Diyaarad gaar ah ayaa ka qaaday Madaxweynaha garoonka diyaaradaha…
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta meelmariyay Wax-ka-bedelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada siyaasadda Dowladda Puntland. Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo…
Xassan Shiikh oo hurinaya colaad ka dhacda gudaha Puntland, ayaa saaka Muqdisho kasoo diray diyaarad sida hub iyo rasaas, taas…
Idilnews ayaa ogaatay in Taliyaha Booliska maamulka Xassan Shiikh ee Muqdisho, Asad Cismaan Diyaano uu maleeshiyaad beeleed ku aruurinayo deegaanka…
Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku geeryooday Shil gaari oo ka dhacay degmada Qabri-dahare ee Dowlad Deegaanka Soomaalida. Gaariga…
In kabadan 30 Askari oo kamid ah maleeshiyaadka ilma Diyaano ee horey loo oran jiray PSF, ayaa gacanta lagu dhigay,…
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in howlgal qaatay saacado kooban, kana dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari ay kusoo qabteen maleeshiyaad…
Maleeshiyaad iyo gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ilmo Diyaano, kana tirsan Ciidankii horey loo oran jiray PSF ayaa isku dhiibay…
Dagaal ayaa ka socda baadiyaha deegaanka Laag ee gobolka Bari, kaas oo u dhexeeya Ciidamada Difaaca Puntland iyo maleeshiyaadka hubaysan…
Dekedda Boosaaso ayaa si habsami leh u shaqeybaysa, waxaana ku xirtay in kabadan 10 Doonyood, kaddib heshiiskii shalay laga gaaray…
Bangiga Dowladda Puntland, gaar ahaan qaybta Istaatiitikada iyo Cilmi-baarista Bangiga oo kaashanysa Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Bariga…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in ku buurista Haweenka ee Booliska Puntland ay Sare u qaaday Tayada Hay’addaha…
Dowladda Puntland iyo Ganacsatada ayaa heshiis ka gaaray khilaaf soo kala dhexgalay maalmihii lasoo dhaafay, kaas oo salka ku hayay…
Somaliland ayaa si weyn u soo dhaweeysay go’aanka Gabadha lagu magacaabo Fahiimo Yuusuf Quuje ugu soo laabatay Somaliland, kagana tanaasushay…
Ibraahim Axmed Kooshin oo dilay habeen kahor Allaha u naxariistee Taliyihii Booliska degmada Jariiban G/lle Guuleed Kadleeye – ayaa saaka…
Nin hubaysan ayaa xalay ku toogtay degmada Jariiban ee gobolka Mudug, Taliyihii Booliska Jariiban G/lle Guuleed Kadleeye. Alle ha u…
Dowladda Puntland ayaa ku guuleysatay loollan adag oo taabanayay amniga Puntland, kaas oo ay la gashay bilihii u dambeeyay maamulka…
Ugu yaraan Shan Kun oo qoys oo Reer Miyi ah, kana soo barakacay deegaanada Galmudug ayaa soo gaaray dhulka daaqsinka…
Sidda ku cad ๐๐๐ (Khariirad) lagu muujiyay warbixin kasoo baxday, Midowga Yurub ayaa u aqoonsan deegaanada Sool Bari ee xaruntoodu…
Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed Hordhac Puntland waa mid ka mid ah maamullada ugu faca weyn Soomaaliyada…
Qoraal uu qoray Xildhibaan Xareed Xassan, oo kamid ah Gollaha Wakiillada Dowladda Puntland – ayuu kaga hadlay shaqsiyada Madaxweynihii hore…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Saciid iyo…
Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal ayaa soo saaray go’aano taabanaya xoojinta Amniga gobolka, kaddib Shir ka dhacay xarunta gobolka ee magaalada…
Dowladdaha Puntland iyo Jubbaland ayaa iska diidday ka qeyb noqoshada kulamo ka socda Muqdisho, kaas oo u dhexeeya xubnaha mucaaradka…
Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa xilkii looga qaaday Agaasimihii Guud ee Hay’adda Forensic Science ee…
Diyaaradaha F-16 ee Turkey ayaa dul heehaabaya magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka degay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee DFS Xassan…