Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Dhinowda
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Dhinowda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar ku maraya Gobolka Mudug, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinowda ee Degmada Jariiban, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay shacabka deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
    ‎
    ‎Madaxweynaha oo fagaare kula hadlay bulshada deegaanka Dhinowda ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta iyo taageerada ay u muujiyeen isaga iyo wafdigiisa.
    ‎
    ‎Inta uu Madaxweynaha ku sugan yahay deegaanka Dhinowda, ayaa la filayaa inuu kulamo kala duwan la qaato maamulka Degmada Jariiban, waxgaradka, haweenka, dhallinyarada iyo qaybaha kale ee bulshada, iyadoo kulamadaasi diiradda lagu saari doono xaaladda deegaanka, amniga, horumarka iyo baahiyaha bulshada.
    ‎
    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.