Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?
    Puntland

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Xildhibaannada Dowladda Puntland oo howlaha shaqo u jooga Gobolka Mudug ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga Amniga Gobolka Mudug, oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.
    ‎
    ‎Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga Gobolka Mudug, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo dardargelinta dadaallada lagu xaqiijinayo nabadgelyada iyo xasilloonida gobolka.
    ‎
    ‎Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale iska xog-waraystay xaaladda guud ee Gobolka Mudug, gaar ahaan arrimaha amniga iyo nabadda, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah looga shaqeeyo sugidda amniga, xoojinta nabadgelyada iyo ilaalinta danaha bulshada.
    ‎
    ‎Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad ku aaddan in la sii xoojiyo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo dadaallada lagu xaqiijinayo amni iyo xasillooni waarta oo Gobolka Mudug ah.
    ‎
    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    September 2, 2026

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    September 2, 2026

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    September 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo saraakiisha Mareykanka ah?

    BOOSAASO: Puntland iyo Mareykanka oo labo arrimood ka wada-hadlaya

    Ciidamo cusub oo la geeyay Garacad, kaddib go’aankii Madaxweyne Deni

    Puntland Gains Western Policy Advantages

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.