Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho
    Puntland

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey ayaa maanta joog hoose ku dul heehaabaya Muqdisho, si ay cabsi galiyaan shacab caraysan oo Ciidanka maamulka Xassan Shiikh ku horjooga xaafada Tokyo ee degmada Yaaqshiid.

    Sida ay tabinayso warbaahinta Muqdisho, diyaaradaha Turkey ayaa gacan siinaya ciidamada wata Cagafyada ee doonaya inay burburiyaan xaafadaha shacabka, iyagoo qeyb ka ah boobka dhulalka ee ka socda Muqdisho.

    Turkey ayaa horrey u sheegtay in diyaaradaha ay Muqdisho u keentay in ay ku ilaalsato saldhigyadooda Milateri iyo goobaha ay haystaan shirkaddahooda ee Dekedda iyo Airport Muqdisho, balse tan ayaa hadda is bedeshay.

    Dhowaan, Diyaaradaha Turkey ayaa qeyb ka noqday duullaankii Cabdicasiis Laftagareen looga qabsaday Baydhabo, waxaana ay duqeeyeen fariisimo Ciidanka Laftagareen ku lahaayeen deegaano ku dhow Baydhabo.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    August 23, 2026

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    August 23, 2026

    Madaxweyne Deni oo caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle

    August 22, 2026
    Latest Posts

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle

    Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Madaxweyne Deni oo u amba-baxay degmooyinka Barriga Mudug

    Puntland oo baaraysa awooddo shisheeye oo ku lug leh Burcad-badeeda (WAR-SAXAFADEED)

    MUQDISHO: Maxaan ka naqaan Ruth Anne, kuxigaanka cusub ee Safaarada Mareykanka?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray goobaha ay ka socoto baneynta Biyo-saarka Gaalkacyo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.