Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)
    Puntland

    Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 23, 2026No Comments3 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa uga digtay mulkiilayaasha Maraakiibta iyo shirkaddaha ceymiska in ay lacag siiyaan kooxaha Burcad-badeeda ah ee haysta Maraakiibtooda.

    War-saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa lagu sheegay in ay jiraan kooxo shisheeye oo maalgelinaya Burcad-badeeda dib uga curatay xeebaha Puntland, kuwaas oo ka leh sumcad dil iyo in la weeciyo dadaallada Puntland ee ku wajahan la-dagaallanka kooxaha argagaxisada ah.

    “Macluumaad hordhac ah oo aan helnay ayaa tilmaamaya in hay’adaha dibadda ay doonayaan inay ka faa’iidaystaan oo ay dib u hawlgeliyaan shakhsiyaadka iyo shabakaddo hore ula xiriiray burcad-badeednimada, oo ay ku jiraan dhiirigelinta dhaqaalaha, iyagoo ujeedkoodu yahay inay wiiqaan amniga, sumcadda Puntland iyo inay ka weeciyaan dareenka dadaallada socda ee lagu ciribtirayo falalka argagixisada. Hay’adaha amniga Puntland ayaa si firfircoon u baaraya xogtan, waxayna qaadi doonaan tallaabo ku habboon oo ka dhan ah shakhsiyaadka ama shabakadaha lagu helo inay ku lug leeyihiin amni-darrada badda.”

    “Puntland waxaa si buuxda uga go’an la-dagaallanka burcad badeednimada iyo burburinta shabakadaha dambiyada ee fududeeya, maalgeliya ama ka faa’iidaysta. Hay’adaha amniga Puntland waxaa la faray inay qaadaan tallaabooyin isku xiran oo si loo joojiyo shabakadahan dambiyada iyo in kuwa mas’uulka ka ah la horkeeno caddaaladda.”

    𝐇𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐚 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐨 𝐖𝐚𝐫-𝐬𝐚𝐱𝐚𝐟𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐥𝐮𝐮𝐦𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝.

    PRESS RELEASE

    23rd August 2026

    Safeguarding Fisheries and Maritime Security

    The Ministry of Fisheries and Marine Resources is closely monitoring the recent increase in piracy incidents along Puntland’s coastline and surrounding waters. The Government of Puntland has intensified security and maritime enforcement operations to address this threat.

    Preliminary information available to the Puntland authorities indicates that external actors may be seeking to exploit and reactivate individuals and networks previously associated with piracy, including through financial inducements, with the intention of undermining Puntland’s security, reputation and diverting attention from ongoing efforts to eradicate terrorism activities. Puntland security and maritime enforcement agencies are actively investigating these indications and will take appropriate action against any individuals or networks found to be involved in maritime insecurity.

    Puntland remains fully committed to combating piracy and dismantling the criminal networks that facilitate, finance or benefit from it. Puntland security and maritime enforcement agencies have been instructed to take coordinated and decisive measures to disrupt and deter these criminal networks and bring those responsible to justice.

    The Ministry of Fisheries and Marine Resources, particularly appeals to shipowners, operators, insurers and other parties whose vessels may be seized or held by pirates not to negotiate directly with pirate groups and make ransom payments. Such payments provide these criminal networks with the resources and incentives to continue their activities and risk encouraging the emergence of additional piracy groups that could further exacerbate maritime insecurity.

    Affected shipowners and relevant international partners are strongly encouraged to coordinate with the Puntland authorities so that such incidents can be addressed through appropriate security and law enforcement channels.

    For information, coordination or enquiries concerning current piracy incidents, please contact Puntland’s Ministry of Information.

    The Ministry of Fisheries and Marine Resources calls upon coastal communities, maritime operators and international partners to cooperate in confronting this threat. Puntland is determined to protect its coastline, safeguard international maritime traffic and combat and eradicate piracy and its supporting networks once and for all.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.