Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran
    Puntland

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,wuxuu garaacis ka fuliyay guud ahaan Xeebaha Iran…..

    1. Sirik oo ah Deked ku taal Albaabka laga galo Gacanka Cumaan.

    2.Chabahar Bay,waa Deked Galbeedka ah.

    3.Dekeda Partially.

    1. Bandar Cabaas oo ah Dekeda ugu weyn Iran oo ay ka dhoofaan 50% wax dhoofinteeda.
    2. Asaluyeh,waa Deked ku taal gudaha Gacanka Beershiya.

    6.Ahvas,waa Deked ku taal Xuduuda Iraq oo loo isticmaalo Saadka Milleteriga.

    1. Jasiirada Qeshmi,waa Dekeda ugu weyn Marinka Hurmus,waana Hoyga Dhulka qarsoon ee adeega Ganaatalada,waana halka Iran ay ka maamusho Marinka Hurmus.

    Maraykanku,wuxuu bartilmaameedsanayaa Dekedaha Iran si uu ucuryaamiyo ganacsigeeda oo uburburiyo awooda ay ulerdahay maamulida Marinka Hurmus.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.