Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.

    Madaxweyne Deni ayaa noqonaya Madaxweynihii u horreeyay ee Puntland oo booqday degmada Towfiiq, oo dhacda cirifka Puntland.

    Bulshada Towfiiq ayuu Madaxweyne Deni uga mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran ee ay u sameeyeen, isagoo xusay in uu u yimid Towfiiq ogaanshaha baahiyaha bulshada degmada, iyo siddii wax looga qaban lahaa.

    Madaxweyne Deni ayaa ugu baaqay bulshada Towfiiq in ay ka shaqeeyaan nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay

    August 24, 2026

    Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)

    August 23, 2026

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    August 23, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq

    Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay

    Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle

    Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.