Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?
    {"source_type":"vicut","data":{"client_key":"aw889s25wozf8s7e","source_type":"vicut","source_platform":"mobile_2","appVersion":"19.0.0","enterFrom":"new_image","os":"android","product":"vicut","editType":"image_edit","region":"SO","picture_id":"FQQ442FG-631D-3VRM-FENV-ID3QPP1TH5IX","pictureId":"FQQ442FG-631D-3VRM-FENV-ID3QPP1TH5IX","capability_name":"capcut_photo_editor"},"tiktok_developers_3p_anchor_params":"{"client_key":"aw889s25wozf8s7e","source_type":"vicut","source_platform":"mobile_2","appVersion":"19.0.0","enterFrom":"new_image","os":"android","product":"vicut","editType":"image_edit","region":"SO","picture_id":"FQQ442FG-631D-3VRM-FENV-ID3QPP1TH5IX","pictureId":"FQQ442FG-631D-3VRM-FENV-ID3QPP1TH5IX","capability_name":"capcut_photo_editor"}"}
    Puntland

    Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 15, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiis ayaa laga maleeshiyaad hubaysan oo degnaa Xerada Ligle ee duleedka caasimadda Puntland ee Garoowe, kuwaas oo uu hoggaaminayay Jimcaale Jaamac Takar.

    Dadaalo socday muddo labo bilood ah ayna garwadeen ka ahaayeen Guddi ka kooban haldoorka gobolka Nugaal, uuna hoggaan u ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole. Guddiga ayaa wakiil ka ahaa Dowladda Puntland, si nabad loogu soo afmeero maleeshiyaadka oo horey uga tirsanaan jiray Ciidanka Dowladda Puntland, balse dib ka sheegay inay yihiin Ciidan Federal oo hoostagaan maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh.

    Idilnews ayaa ogaatay in heshiiska uu soo degdeggay kaddib markii jimcihii shalay, ay Dowladda Puntland kordhisay Ciidanka jooga kantaroollada Garoowe, lana qorsheeyay in haddii aan kahor sabtida la gaarin heshiis, aysana isku dhiibin Jimcaale iyo maleeshiyaadkiisa Guddiga gobolka Nugaal la weeraro xerada Ligle, si lamid ah xerada ilma Diyaano ee Gaalkacyo oo ay Dowladdu awood Ciidan kula wareegtay.

    Qodobadda heshiiska ayaa waxaa kamid ah;

    • In Dowladda Puntland si rasmi ah ula wareegto maleeshiyaadka, lana mariyo diiwaanka Ciidanka Puntland.

    • In maleeshiyaadka lagu xareeyo dugsiyada tababarada ciidamada Puntland, loona sameeyo Tababar iyo dhaqancelin.

    • In Dowladda Puntland soo magacowdo sarkaalka hoggaaminaya maleeshiyaadka, marka la mariyo dib u habeynta, ayna noqdaan Ciidan rasmi ah.

    Jimcaale Jaamac Takar oo maleeshiyaadka hoggaaminayay muddo dheer ayaa xoguhu tilmaamayaan, in Guddiga gobolka Nugaal go’aamiyeen in loo diro caafimaad, lana amba-bixiyo, maadama uu ka cabanayo dhaqaale la,aan iyo in uu daymo badan ku galay maleeshiyaadka hubaysan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    August 15, 2026

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray maleeshiyaadka ku sugnaa Kuur-ilaalo

    August 14, 2026

    WAR-SAXAAFADEED: Puntland oo ka digtay safarka Xassan Shiikh ee koonfurta Gaalkacyo

    August 13, 2026
    Latest Posts

    Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?

    Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray maleeshiyaadka ku sugnaa Kuur-ilaalo

    WAR-SAXAAFADEED: Puntland oo ka digtay safarka Xassan Shiikh ee koonfurta Gaalkacyo

    Madaxweyne Deni “Dadka dambiyada kasoo gala Itoobiya gabaad ha u noqonina”

    SAAXO: Puntland oo ku dhiiragelisay Ciidanka Qeybta 60aad ilaalinta Amniga xuduudaha

    Ilhan Omar oo guul weyn ka gaartay doorashada xisbiga dimuqraadiga

    MUDUG: Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Goldogob

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wajiga 1aad ee Waddada Gaalkacyo – Bacaadweyn

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay nin Dil geystay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.