Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni oo xariga ka jaray Qeybta keydka ee Dekedda Garacad
    Puntland

    Deni oo xariga ka jaray Qeybta keydka ee Dekedda Garacad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 26, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Garacad, isagoo xariggaa ka jaray dhismaha kaydinta badeecadaha, isla markaasina kormeeray jenbiga cusub ee (C) oo dhowaan lagusoo kordhiyey Dekadda iyo Jenbiga (D) oo isagana shaqadiisu socoto.

    Sidoo kale Madaxweynaha ayaa booqday Xafiisyada cusub ee Wasaaradaha ku shaqo leh arrimaha Dekadaha Puntland, ay ku dhex sameysteen Dekadda kuwaasi oo si casri ah loo dhisay, loona diyaariyey in ay fududeeyaan waxkasta oo ku saabsan shaqada Dekadda iyo dardargelinteeda.

    Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan sida ay u socoto howsha Dekadu ka dhegaystay Guddiga iyo Maamulka Dekadda Garacad iyo injineerrada shirkadda gacanta ku haysa dhismaha, waxaana kormeerkan daarran yahay dadaallada Dowladda ee lagu horumarinayo kobcinta adeegyada ay bixinayso Dekedda Garacad.

    IDILNEWA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.