Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MUQDISHO: Maxaan ka naqaan Ruth Anne, kuxigaanka cusub ee Safaarada Mareykanka?
    Puntland

    MUQDISHO: Maxaan ka naqaan Ruth Anne, kuxigaanka cusub ee Safaarada Mareykanka?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruth Anne Stevens-Klitz, ayaa loo magacaabay kuxigeenka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo maalmaha soo socda imaan doonta magaalada Muqdisho.

    Danjire Ruth Anne ayaa 25 sano ka shaqeeynaysay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka, waxaana hada ay ka howlgalaysay Safaarada Mareykanka ee dalalka Senegal iyo Guinea-Bissau, oo ay ka ahayd La-taliyaha Arrimaha Bulshada.

    Ruth Anne ayaa horey shaqooyin dublamaasiyadeed uga soo qabatay Safaaradaha Mareykanka ee dalalka Ethiopia, Egypt, Morocco, Germany, Israel, and Armenia, iyadoo xulashadeeda xafiiska Muqdisho ee xilligan ay tahay farriin dublamaasiyadeed oo ka timid Mareykanka, kuna wajahan Xassan Shiikh iyo maamulkiisa waqtigu ka dhammaaday 15 May.

    Kaddib imaanshaheeda Muqdisho, Ruth Anne Stevens-Klitz ayaa laga sugayaa Puntland, iyadoo Mareykanku uu hada xooga saarayo joogitaankiisa Puntland oo ah mandiqad istiraatiiji ah, uuna dhowaan la galay heshiisyo waa weyn oo taabanaya Amniga iyo dhaqaalaha.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.