“Waxaan diyaar u ahay in aan soo afjaro dagaalka Ukrain oo wada xaajood la galo cid walba oo dhexdhexaadin samaynaysa”Ayuu yiri Putin.
Hadalkan,wuxuu yimid kadib markii Agaasimaha CIA uu booqday maalmo ka hor Moscow lamase xaqiijin karo in uu xiriir la leeyahay dhawaaqa Putin imaanshaha Agaasimaha CIA.
Waa war weyn in ugu danbayn Putin aqbalo Xabad joojin kmg ah hadii lagu heshiiyo.
