Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland
    Puntland

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Roobab baaxad leh ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanada Puntland, kuwaas oo sababay daadad waa weyn oo geystay waxyeelo.

    Sidda ay muujinayaan xogaha hordhaca ah Roobabka ayaa saameyn weyn ku yeeshay nolasha deegaanada qaar, daadad kusoo rogmaday deegaano dhaca gobollada Mudug iyo Nugaal ayaa sababay burbur hantiyeed, hakad ku yimid isu socodka gaadiidka iyo beeraleyda deegaanada Puntland oo dalagyo badan ku waayay.

    Shan habeen oo lasoo dhaafay Roobab xooggan oo da’ay ayaa keenay in Toggaga waa weyn ee deegaanku biyo keenaan, waxaana jiray gaadiid waa weyn oo ku rogmaday jid weyn ee xiriiriya gobollada dalka, gaar ahaan aaga gobolka Mudug.

    Dhanka kale, Beeraleyda deegaano katirsan gobolka Mudug, sida deegaanka Horogle oo katirsan Gaalkacyo – ayaa laga diiwaangeliyay khasaare ba’an oo soo gaaray dadka beeraleyda ah, kuwaas oo dalagyo badan ku waayay daadad kusoo rogmaday.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    October 17, 2026

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    October 15, 2026

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    October 15, 2026
    Latest Posts

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.