Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia, Mudane Cali Cabdi Firin iyo Mudane Faarax Muuse Ismaaciil oo ka mid ah Jaaliyadda Zambia .
Kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane iyo Wakiilka Puntland ee Kenya Mudane Maxamed Axmed (Fagalade).
IDILNEWS
