Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»GAROOWE: Puntland oo xirtay Akoonadii maleeshiyaadka Xassan Shiikh lacagta loosoo marin jiray
    Puntland

    GAROOWE: Puntland oo xirtay Akoonadii maleeshiyaadka Xassan Shiikh lacagta loosoo marin jiray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa Amar dul dhigtay Bangiyada ganacsi ee ku yaal deegaanada Puntland, kuwaas oo lagu amray in ay xiraan dhammaan Akoonada Banki ee ay ku leeyihiin maleeshiyaadka ka diiwaangashan maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh Maxamuud.

    IdilNews ayaa ogaatay in waraaq maalmo kahor loo diray Bangiyada ku yaal deegaanada Puntland, sida Bangiga Salaam Bank – la faray in ay xiraan Korontada ay leeyihiin maleeshiyaadka Xassan Shiikh uu ka qortay deegaanada Puntland, ee bilo kahor lasoo afjaray.

    Sidoo kale, Dowladda Puntland ayaa uga digtay Bangiyada gaarka loo leeyahay in ay ka shaqeeyaan Arrimo halis gelin kara amni deegaanka, lana marsado lacago sharci darro ah.

    Go’aanka kasoo baxay Dowladda Puntland ayaa la xaqiijiyay in ay u hoggaansameen Bangiyada ganacsi, ayna joojiyeen korontada ay ku lahaayeen maleeshiyaadka Xassan Shiikh ka qortay gudaha Puntland kal hore, balse lasoo afjaray.

    Bilo kahor, Hay’addaha Amniga Puntland ayaa soo afmeeray howlgal lagu burburinayay maleeshiyaadka kooxda Xassan Shiikh ka sameysteen gudaha Puntland, waxaana xabsiga la dhigay in kabadan 200 oo kamid ah maleeshiyaadkan oo intooda badan lagu qabtay howlgalkii ciidamada Puntland ku galeen xerada maleeshiyaadka ilma diyaano ku lahaayeen duleedka Gaalkacyo.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Netanyahu iyo isbaheysigiisa oo lumiyay aqlabiyada doorashada Israa’iil

    October 28, 2026

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    October 27, 2026

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    October 27, 2026
    Latest Posts

    GAROOWE: Puntland oo xirtay Akoonadii maleeshiyaadka Xassan Shiikh lacagta loosoo marin jiray

    Netanyahu iyo isbaheysigiisa oo lumiyay aqlabiyada doorashada Israa’iil

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    Akhriso: Ajandaha Baarlamaanka Puntland oo ay kasoo muuqdeen qodobo xasaasi ah

    Siciid Deni ma taageeri doonaa maamulka cusub ee Hiiran ?

    GAALKACYO: Puntland oo Galmudug ka sugaysa Rag dil ka geystay Gaalkacyo

    Deni oo qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Zambia

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.