Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta cudurka Ebola, kaddib markii ay maanta Dowladda Kenya ku dhawaaqday…
Browsing: Somalia
Gollaha Bilicda Gaalkacyo ayaa wadda qorshe horumarineed oo lagu hagaajinayo bilicda magaalada, iyadoo lagu hirgelinayo isku-tashi dadweyne. Gollaha Bilicda ayaa…
Markabka MT Honour-25 ayaa maanta kusoo xirtay Dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii 29kii bishii September lagu soo furtay howlgal ballaaran…
Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay diiwaangelisay kiiskii u horreeyay ee cudurka Ebola, kaas oo ah Virus faafa oo fara…
Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay Dowladda Pakistan 7 Badmaaxe oo saddex kamid ah meyd yihiin una dhashay dalkaas, kuwaas oo…
Ciidamada maamulka Yemen ee Sacuudigu taageero ayaa dib u qabsaday magaalada Al-Makha ee dhacda albaabka marinka Baabul-mandab, ayna 10kii bishii…
Axmed Shide, ayaa loo doortay Afhayeenka Baarlamaanka dalka Itoobiya, waxaana uu noqon doonaa Soomaaligii ugu horreeyay ee hoggaaminaya Baarlamaanka dalkaas.…
Dowladda Itoobiya ayaa si adag iga jawaabtay isbaheysiga dalalka Masar, Eritrea, Sudan iyo Koonfurta Soomaaliya ee ka dhanka Itoobiya, kaas…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda…
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ka digtay dagaal dhexmara Dowladdaha Itoobiya iyo Eritrea, kaas oo saameyn ba’an ku yeelan Kara…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadkan dib ugu soo laabto caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib…
Keligii-taliyayaashu waxay mararka qaarkood u muuqan karaan kuwo awood badan, waxayna dhisi karaan mashaariic waaweyn oo muuqda, laakiin awood aan…
Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Maxamed Xuseen Gorod, oo ku eedeeysan in uu ku lug leeyahay falal dambiyeedyo…
Dowladda Itoobiya ayaa albaabada u laabtay Safaarada ay ku lahayd caasimadda Eritrea ee Asmara, iyadoo ku eedeeysay in ay toos…
Shirka Golaha Xukuumadda Dowlada Puntland oo maanta uu shir guddoominayay Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan…
Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa loo doortay mar kale in uu hoggaamiyo Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Cagjar ayaa xafiiska sii joogaya…
Diyaaradaha Turkey ee F-16 ayaa manata dul heehaabaya deegaanada ku xeeran magaalada Muqdisho, kaddib dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn oo saacadihii…
PMPF operations have cleared Puntland coast spanning up to 1,650 km from piracy through highly executed successful operations. Four ships…
يشهد القرن الأفريقي وبخاصة الصومال تحولا استراتيجيا عميقا يعيد تعريف مكانته في المعادلات الجيوسياسية والاقتصادية الإقليمية والدولية فبعد عقود من…
Dowladda Ingariiska ayaa walaac ka muujisay dagaallada soo noqnoqday ee dhowaanahan ka dhacayay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee…
Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday howlgal ballaaran oo ka dhan ah Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee xeebaha Puntland. Howlgalka oo ay…
Koox Burcad-badeed ah oo haysatay Markabka MT Eureka ayaa isaga ka degay saacado kaddib markii ciidamada Badda Puntland ay hareereeyeen…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay howlgal ciidamada Badda Dowladda Puntland ay maanta kusoo furteen Markabka Honour-25, kaas oo tan…
Ciidamada daacada u ah Cabdicasiis Laftagareen, oo bilo kahor awood looga wareegay maamulka Koonfur Galbeed ayaa guulo ka sheegtay weerar…
Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa saaka weerar ku qaaday koox Burcad-badeed ah oo haysata Markabka Honour-25, oo lagu heystay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka socda saacado badan magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeya ciidamada maamulka waqtigiisu…
Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland, G/Sare Maxamuud Cabdulqaadir Xassan ayaa uga digay Askarta kamidka ah ciidamada…
Ciidamada Badda Puntland ayaa si xoog ah kusoo furtay Marka u afduubnaa koox Burcad-badeed ah, oo lagu haystay xeebaha Puntland,…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Cabdiweli Jibriil Bayle, oo ay wehlinayaan gudoomiye ku-xigeenka 1aad iyo 2aad ee gobolka, ayaa maanta shir-guddoomiyey…
War-saxafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in baaris lagu sameeyay maleeshiyaadka saaka lagu qabtay kantaroolka waqooyi…
Ciidamada Amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay maleeshiyaad la doonayay in la askareeyo oo loo wadday dugsiga tababarada ee maamulka…
In kabadan 100 qof oo isugu jira masuuliyiin xilal haya, Isimo dhaqan, siyaasiyiin, cilmi-baarayaal, aqoonyahano iyo haldoor kale oo Soomaaliyeed…
Ciidamada Badda Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u billaabay hawlgal istiraatiiji ah oo ballaaran, kaas oo lagu xaqiijinayo amniga…
Cutubyo kamid ah ah Ciidamada Difaaca Puntland ayaa loo daabulay buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaas oo dhowaan ka bilaaban…
Dowladda Turkey ayaa kasoo tarxiishay dalkeeda 50 muwaadin oo Soomaali ah, kuwaas kamid ah in kabadan 150 qof Soomaali ah…
Devin Kennington, ayaa loo magacaabay in uu noqdo Danjiraha cusub ee Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. Danjire Devin ayaa kasoo…
By: Abdifatah Abdinur State Minister of the Presidency Puntland State of Somalia Abdifatah.abdinur@gmail.com The Heaven of the Earth: A Journey…
Allaha u naxariistee Xaawo Aadan Camey, oo ahayd Haweeney u dhaqdhaqaaqda Arrimaha Bulshada ayaa geeryootay. Maamo Xaawo oo dhowaanahan xaaladeeda…
Turkigu Somaliya Bishii,wuxuu ka qaadaa ku dhawaad Sadex Boqol oo Milyan oo Dollar,halka Maraykanka iyo reer Yurub ay soo galiyaan…
Maleeshiyaad ku dagaalamay labo maalin kahor magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa bilaabay in ay isaga baxaan gudaha magaalada kaddib…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa maanta u socdaalaya dalka Kenya, halkaas oo uu kula kulmayo dublamayaasiyiin Sare iyo xubno…
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in xeebaha dalkeeda ay soo gaareen Boqollaal qaxooti ah oo kasoo cararay colaada dalka Yemen,…
Ciidanka Xuutiyiinta ayaa khamiista maanta ah la wareegay magaalada Dekedda leh ee Mocha ee dalka Yemen, kaddib dagaal socday Maalmo…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in Dowladdu dagaal lamid ah kii argagixisada Daacish la geli doonto kooxaha Burcad-badeeda…
Ciidanka Booliska gobolka Karkaar ayaa gacanta ku dhigay labo gabdhood oo jirdil u geystay, muuqaalna ka duubay Gabar yar, kuwaas…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in dhowaan la bilaabi doono waddo laami ah oo xiriirisa degmooyinka dhaca…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhagax dhigay Daartii Taariikhiga aheyd ee uu ka arrimin jiray Boqor…
The international community has increasingly moved beyond a sole focus on Mogadishu’s central government and has expanded its engagement with…
Xubno katirsan Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka DFS ee NISA ayaa xabsiga la dhigay, kaddib markii lagu eedeeyay lunsashada lacag fara-badan…
Shacabka caasimadda Jubbaland ee Kismaayo iyo kuwa degmada Afmadow ayaa maanta dhigay banaan-bax ay kaga soo horjeedaan duqeyn uu Turkigu…
Baarayaal ka socda Dowladdaha Itoobiya iyo Kenya ayaa tagay degmada Doollow, oo maalmo kahor ay ka dhacday duqeyn culus oo…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku xanuunsanaya dalka Serbia, oo uu safar ku tagay 5 maalmood kahor. Xassan…
Ufayn, 04 Sebteembar 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee…
Warbaahinta caanka ku ah baarista ee Drop Site News oo fadhigeedu yahay USA- Washington ayaa faahfaahin ka qortay Heshiis ku…
Ciidamada daacada u ah Madaxweyne Abdiaziz Laftagareen ayaa saaka mar kale weerar ku qaaday magaalada Baydhabo, iyagoo qabsaday xaafado dhowr…
Maraykanku,wuxuu garaacis ka fuliyay guud ahaan Xeebaha Iran….. 2.Chabahar Bay,waa Deked Galbeedka ah. 3.Dekeda Partially. 6.Ahvas,waa Deked ku taal Xuduuda…
GAROOWE: Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlay xoojinta wada-shaqaynta Ciidanka Booliska…
Xasan Shiikh,wuxuu Somaliya dhex istaajiyay loolan quwado Goboleed dhexyaala…. Turki iyo Israa’iil.Itoobiya iyo Masar.Sacuudi iyo Israa’iil.Turki iyo Imaaraad.Qatar iyo Imaaraad.…