Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock
    Somalia

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in xeebaha dalkeeda ay soo gaareen Boqollaal qaxooti ah oo kasoo cararay colaada dalka Yemen, gaar ahaan dagaaladii u dambeeyay ee u dhexeeyay Ciidamada Sacuudigu taageero iyo Xuutiyiinta Yemen, ayna maleeshiyaadka Xuutigu ku qabsadeen magaalada Mocha ee albaabka marinka Baabul-mandab.

    Ilaa 500 oo qaxooti ah ayaa ka gaaray xeebta magaalada Obock ee dalka Jabuuti, kuwaas oo isugu jira Haween iyo carruur, sida ay faafisay Warbaahinta Dowladda Jabuuti.

    Sidoo kale, Jabuuti ayaa sheegtay in lasoo badbaadiyay dad badan oo Yemeniyiin ah, kuwaas oo doonyihii ay saarnaayeen ay shidaal goosteen, ayna saacado badan biyaha Badda dul sabeynayeen.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Netanyahu iyo isbaheysigiisa oo lumiyay aqlabiyada doorashada Israa’iil

    October 28, 2026

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    October 27, 2026

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    October 27, 2026
    Latest Posts

    Netanyahu iyo isbaheysigiisa oo lumiyay aqlabiyada doorashada Israa’iil

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    Akhriso: Ajandaha Baarlamaanka Puntland oo ay kasoo muuqdeen qodobo xasaasi ah

    Siciid Deni ma taageeri doonaa maamulka cusub ee Hiiran ?

    GAALKACYO: Puntland oo Galmudug ka sugaysa Rag dil ka geystay Gaalkacyo

    Deni oo qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Zambia

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.