Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaawo Aadan Camey oo geeryootay
    Puntland

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 14, 2026Updated:September 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Allaha u naxariistee Xaawo Aadan Camey, oo ahayd Haweeney u dhaqdhaqaaqda Arrimaha Bulshada ayaa geeryootay.

    Maamo Xaawo oo dhowaanahan xaaladeeda caafimaad ay liidatay ayaa saaka ku geeriyootay Hospital ku yaala caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

    Xaawo Aadan oo loo garan ogyahay “Mama Hawa” ayaa ahayd aasaasihii iyo agaasimaha guud ee xarunta waxbarashada Gaalkacyo ee nabadda iyo horumarka ee (GECPD).

    Maama Xaawo oo hogaaminaysa xarunta GECPD, ayaa saameyn ku yeelatay nolasha kumanaan Haween ah, waxaan ay ku badashay waxbarasho rasmi ah, tababar xirfadeed, u doodista xuquuqul insaanka, iyo taageerada nafsaaniga ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    September 13, 2026
    Latest Posts

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Booliska Puntland oo qabtay Dumar jirdilay Gabar yar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.