Axmed Shide, ayaa loo doortay Afhayeenka Baarlamaanka dalka Itoobiya, waxaana uu noqon doonaa Soomaaligii ugu horreeyay ee hoggaaminaya Baarlamaanka dalkaas.
Mr. Shide ayaa ahaa Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Abiy Ahmed, waxaana uu hada kamid noqonaya xubnaha sarre ee hoggaamiya dalka Itoobiya.
IDILNEWS
