Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DEGDEG: Ciidanka Badda Puntland oo soo furtay Markabka MTT-SIBU1
    Puntland

    DEGDEG: Ciidanka Badda Puntland oo soo furtay Markabka MTT-SIBU1

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Badda Puntland ayaa si xoog ah kusoo furtay Marka u afduubnaa koox Burcad-badeed ah, oo lagu haystay xeebaha Puntland, gaar ahaan gobolka Mudug.

    Markab oo lagu soo furtay howlgal ay sameeyeen ciidamada Badda Puntland, ayaa lagu magacaabaa MTT-SIBU1.

    Howlgalka oo dhacay habeenimadii xalay – ayaa ciidamada Badda Puntland kula soo wareegeen Markabka, iyadoo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu soo gaaray kooxdii Burcad-badeeda ahayd ee markabka afduubka ku haystay.

    Saraakiil katirsan Ciidanka Badda Puntland ayaa u xaqiijiyay IdilNewa in uusan jirin khasaare soo gaaray markabka iyo shaqaalihii saarnaa.

    Dowladda Puntland ayaa dhowaan kordhisay Tirada ciidamada Badda iyo gaadiidka ku sugan gudaha Badda, Madaxweyne Deni ayaa wacad ku maray todobaadyo kahor in Burcad-badeeda ay ula dagaalami doonaan si lamid ah argagaxisada Daacish.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.