Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia
    {"source_type":"vicut","data":{"client_key":"aw889s25wozf8s7e","source_type":"vicut","source_platform":"mobile_2","appVersion":"19.3.0","enterFrom":"new_image","os":"android","product":"vicut","editType":"image_edit","region":"ET","picture_id":"AWNOQZS6-E493-JCHG-QCTF-7EPLW6LUBSG7","pictureId":"AWNOQZS6-E493-JCHG-QCTF-7EPLW6LUBSG7","capability_name":"capcut_photo_editor"},"tiktok_developers_3p_anchor_params":"{"client_key":"aw889s25wozf8s7e","source_type":"vicut","source_platform":"mobile_2","appVersion":"19.3.0","enterFrom":"new_image","os":"android","product":"vicut","editType":"image_edit","region":"ET","picture_id":"AWNOQZS6-E493-JCHG-QCTF-7EPLW6LUBSG7","pictureId":"AWNOQZS6-E493-JCHG-QCTF-7EPLW6LUBSG7","capability_name":"capcut_photo_editor"}"}
    Somalia

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku xanuunsanaya dalka Serbia, oo uu safar ku tagay 5 maalmood kahor.

    Xassan Shiikh ayaa maalmo ku qaatay isbitaal ku yaal caasimadda Serbia ee Belgrade, xanuunkiisa ayaa la xiriira dhanka madaxa, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.

    Wararka ayaa intaa ku daraya in dhammaan xubnihii Xassan Shiikh ku wehlinayay safarka Belgrade, fasax la siiyay, waxaana qaarkood loo diray dalka China.

    Xassan Shiikh ayaa la filayaa in maanta laga fasaxo isbitaalka, isagoo dib ugu soo laaban doona Muqdisho.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Netanyahu iyo isbaheysigiisa oo lumiyay aqlabiyada doorashada Israa’iil

    October 28, 2026

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    October 27, 2026

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    October 27, 2026
    Latest Posts

    Netanyahu iyo isbaheysigiisa oo lumiyay aqlabiyada doorashada Israa’iil

    Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga

    Madaxweyne Deni oo la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland

    Akhriso: Ajandaha Baarlamaanka Puntland oo ay kasoo muuqdeen qodobo xasaasi ah

    Siciid Deni ma taageeri doonaa maamulka cusub ee Hiiran ?

    GAALKACYO: Puntland oo Galmudug ka sugaysa Rag dil ka geystay Gaalkacyo

    Deni oo qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Zambia

    DEGDEG: Ciidamo ku wajahnaa Balli-doogle oo duqeymo la kulmay

    Maleeshiyaadka Laftagareen iyo Xassan Shiikh oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

    Akhriso: Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyay furitaanka Kalfadhigga 59aad ee Baarlamaanka










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.