Taliska Qeybta Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay eedeeysane Cabdiqani Cumar oo ku eedeeysan dilka Farxaan Yuusuf Warsame, oo…
Browsing: Somalia
Ciidamada Itoobiya ayaa isaga guuray saldhigyadooda degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed, halkaas oo amnigeeda ay gacanta…
In kabadan 100 maxbuus oo kamid ah maleeshiyaadka ilma Diyaano, ee lagu qabtay howlgalkii Ciidamada Amniga Puntland ku galeen Xerada…
Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni oo habeenimo xalay ka baxay caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee…
Maleeshiyaadka uu haysto horjooge Jimcaale Jaamac Takar ee degan Xerada Ligle ee duleedka Garoowe ayaa go’aan laga gaaray, kaddib dadaalo…
Kulan u dhexeeyay Xubno katirsan Dowladda Puntland, Nabaddoono, Waxgaradka iyo horjoogayaasha hoggaaminayay maleeshiyaadka Beesha Leelkase ee ku jiray Xero Istaanbuul…
Gollaha Wasiirada Dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulankooda caadiga ahaa ayaa soo saaray go’aano waa weyn oo taabanaya Amniga Puntland,…
Armed forces from Somaliaβs semi-autonomous Puntland state have attacked a camp held by federal government troops in Galkayo, in the…
War-saxafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Amniga Puntland ay si nabad ah ula wareegeen…
Cabdulaahi Diyaano oo horjooge u ah maleeshiyaadka ku jira Xerada Boosaaso ayaa xiriir lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland, isagoo…
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Muqdisho, Cali Yuusuf Xoosh, oo ku magacaabnaa Wasiirka Arrimaha maamulka waqtigiisu dhammaaday…
War-saxafadeed kasoo baxay Booliska Dowladda Puntland ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgalkii Ciidamada Amniga Puntland ku qabsadeen xerada ilma Diyaano ee…
Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland ayaa war kasoo saaray howlgalka lagu galay xerada ilma Diyaano ee Gaalkacyo, kaas oo lasoo…
Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadka taabacsan ayaa dalbaday in ay isku dhiibaan Ciidanka Dowladda Puntland, lagana joojiyo hubka culus ee ku…
Howlgal ballaaran oo ku bilowday hubka culus, ayna fulinayaan Ciidanka Amniga Puntland ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka…
Ciidanka Amniga Dowladda Puntland ayaa billaabay howlgal ballaaran oo lagu soo afjarayo maleeshiyaadka ilma Diyaano ee ku sugan magaalada Gaalkacyo.…
Gollaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ka digay colaada maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh Maxamuud uu ka hurinayo magaalada Gaalkacyo, gaar…
War-saxafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa lagu boggaadiyay maamulka iyo shacabka Galmudug ee maanta ka hortagay hub iyo saanad…
Hub uu maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh ka dejiyay garoonka diyaaradaha Koonfurta magaalada Gaalkacyo, loona wadday maleeshiyaadka ilma Diyaano…
Ciidamo wata gaari ayaa kasoo goostay xerada ilma Diyaano ee magaalada Boosaaso, kaddib khilaaf maalmaha ka jira gudaha xerada oo…
Dadaalo ay hormuud u ahaayeen Waxgaradka gobolka Mudug, lana doonayay in si nabad ay isku dhiibaan maleeshiyaadka hubaysan ee ay…
Madaxtooyada Jubbaland ayaa sii daysay qoraal iyo sawirro ku saabsan kulan dhexmaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo Wafti Sare…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta Garoowe kaga qayb galay aaska qaran ee Alle ha u naxariistee…
Dowladda Somaliland ayaa sheegtay in helitaan Israa’iil iyo heshiisyada ay wada gaareen labada uu horseed u noqday in Somaliland hesho…
Sida horey u tabinay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku qaabilay magaalada Boosaaso Wafti Sare oo ka socda Dowladda…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa soo saartay awaamiir ku wajahan Ciidamada Qalabka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal ah ayaa Magaalada Bosaaso…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa kulamo Amni ka bilaabay magaalada Boosaaso, isagoo la kulmay xubno muhiim u ah la-dagaallanka…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa safar degdeg ah ugu amba-baxay galabta magaalada Boosaaso, kaddib wafuud kala duwan oo ilaa…
Maamulka Xassan Shiikh Maxamuud ayaa qaaday Afar arrimood oo la doonayay in lagu caqabadeeyo Munaasabadda Xuska 1da August oo deegaanada…
In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake By A M…
Wafti Sare oo ka socda Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Mareykanka, dublamaasiyiin iyo saraakiil sare oo socday Wasaaradda Dagaalka ee Mareykanka…
Deegaanada Puntland ayaa si weyn looga dareemayaa xuska munaasabadda 1da August, oo ku asteysan Aasaaskii Dowladda Puntland, oo sanadkan u…
Dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadinaysa Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni dhismaha Ciidan gaar ah oo ay yeelato Puntland, kuwaas oo…
Soomaaliya ayaa qarka u saaran in dib loogu celiyo Dowlad KMG ah, kaddib markii maamulka Xassan Shiikh Maxamuud uu lumiyay…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxa ay go’aamisay hirgelinta Habraaca Labbiska Dugsiyada, kaas oo lagu mideynayo labbiska dhammaan…
Maxa dhici kara 2027 mar haddi aan lacag loo hayn ciidamada Africaanka ah ee Amniga koonfurta soomaaliya gacanta ku haya…
Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Villa Somalia, Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa laga soo celiyay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta, waxaana loo diiday in…
Idilnews ayaa ogaatay jiritaanka qorshe ay Dowladda Puntland ku doonayso in ay kaga takhalusto maleeshiyaadka hubeysan ee aan habka beeleysnayn…
Maamulka gobolka Karkaar ayaa soo saaray go’aano lagu adkeynayo Ammaanka gobolka, waxaana la mamnuucay hubka sharci darrada ah iyo kooxaha…
Dowladda Puntland oo uga digtay Galmudug in garoomadeeda iyo dhulka ay maamusho lasoo mariyo maleeshiyaad iyo hub, loo adeegsanayo duullaanka…
Dowladda Puntland ayaa baaq nabaddeed kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sanaag. Dagaalka ayaa sababay dhimashada…
Saraakiil ka socotay Ciidanka Puntland ayaa habeenimadii xalay u tagay Maxamuud Diyaano oo ah hoggaanka maleeshiyaadka ka haray Ciidankii horey…
Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku geeryooday, ilaa 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleedka ka dhacay deegaanka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay dalka Itoobiya. Diyaarad gaar ah ayaa ka qaaday Madaxweynaha garoonka diyaaradaha…
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta meelmariyay Wax-ka-bedelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada siyaasadda Dowladda Puntland. Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo…
Xassan Shiikh oo hurinaya colaad ka dhacda gudaha Puntland, ayaa saaka Muqdisho kasoo diray diyaarad sida hub iyo rasaas, taas…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Sool ay yihiin dad Reer Somaliland, ayna tahay in lagu…
Idilnews ayaa ogaatay in Taliyaha Booliska maamulka Xassan Shiikh ee Muqdisho, Asad Cismaan Diyaano uu maleeshiyaad beeleed ku aruurinayo deegaanka…
Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku geeryooday Shil gaari oo ka dhacay degmada Qabri-dahare ee Dowlad Deegaanka Soomaalida. Gaariga…
Gaari Bus ah oo baxay Jigjiga kuna wajahnaa caasimadda Itoobiya ee ee Addis Ababa ayaa gudoomay aroornimadii saaka. Goobta gaarigu…
In kabadan 30 Askari oo kamid ah maleeshiyaadka ilma Diyaano ee horey loo oran jiray PSF, ayaa gacanta lagu dhigay,…
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in howlgal qaatay saacado kooban, kana dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari ay kusoo qabteen maleeshiyaad…
Maleeshiyaad iyo gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ilmo Diyaano, kana tirsan Ciidankii horey loo oran jiray PSF ayaa isku dhiibay…
Dagaal ayaa ka socda baadiyaha deegaanka Laag ee gobolka Bari, kaas oo u dhexeeya Ciidamada Difaaca Puntland iyo maleeshiyaadka hubaysan…
Wararka ka imaanaya degmada Qabri-bayax ee Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dad ku geeryoodeen Qabri ku dumay oo ay…
Dekedda Boosaaso ayaa si habsami leh u shaqeybaysa, waxaana ku xirtay in kabadan 10 Doonyood, kaddib heshiiskii shalay laga gaaray…
Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gabi ahaanba laga jaray korontada, kaddib markii muddo bilooyin ah ay bixin…
Bangiga Dowladda Puntland, gaar ahaan qaybta Istaatiitikada iyo Cilmi-baarista Bangiga oo kaashanysa Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Bariga…
Dowladda Mareykanka ayaa boggaadisay tallaabada DFS ugu wareejisay Cabdikariim Iidleh oo kamid ah Soomaalida lunsaday boqollaalka Milyan ee dollar, ee…