Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»GAALKACYO: Maxaabiista maleeshiyaadka ilma Diyaano oo xabsiga Garoowe la keenay
    Puntland

    GAALKACYO: Maxaabiista maleeshiyaadka ilma Diyaano oo xabsiga Garoowe la keenay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 9, 2026Updated:August 9, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In kabadan 100 maxbuus oo kamid ah maleeshiyaadka ilma Diyaano, ee lagu qabtay howlgalkii Ciidamada Amniga Puntland ku galeen Xerada Gaalkacyo ayaa loo soo gudbiyay xabsiga weyn ee caasimadda Puntland ee Garoowe.

    Maxaabiista ayaa lagu qabtay xilli ay dagaal kula jireen Ciidanka Dowladda Puntland, ayna hoobiyayaal ku tuurayeen xaafada shacabka ee Gaalkacyo, kuwaas oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray dad shacab ah.

    Idilnews ayaa ogaatay in ay maxaabiista ay la saari doono Maxkamad.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    August 8, 2026

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    August 7, 2026

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    August 6, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Maxaabiista maleeshiyaadka ilma Diyaano oo xabsiga Garoowe la keenay

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    Booliska Puntland oo xaqiijiyay la wareegista Xerada ilma Diyaano ee Boosaaso

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.