Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday
    Puntland

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 5, 2026Updated:August 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdulaahi Diyaano oo horjooge u ah maleeshiyaadka ku jira Xerada Boosaaso ayaa xiriir lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland, isagoo ku wargeliyay in uu diyaar u yahay in Dowladda ay ku wareejiyaan Xerada, gaadiidka iyo hubka yaala.

    Idilnews ayaa ogaatay in go’aanka ilma Diyaano uu yimid kaddib markii ay Dowladdu diyaarisay howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Boosaaso, lagulana wareegayo Xerada Ciidanka horey loo oran jiray PSF, ee hada saldhiga u ah maleeshiyaadka ilma Diyaano.

    Dowladda Puntland ayaa u saartay Guddi saraakiil ah oo la wareega Xerada iyo agabka milateri ee yaal, iyadoo si nabad ah looga saari doono Xubnaha qoyska ilma Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga, oo isku dhiibaya Ciidanka Puntland.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    August 6, 2026

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    August 6, 2026

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    August 6, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    Booliska Puntland oo xaqiijiyay la wareegista Xerada ilma Diyaano ee Boosaaso

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray howlgalka lagula wareegay Xerada ilma Diyaano

    WAR DEG DEG AH: Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa oo isku dhiibaya Ciidanka Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.