Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo
    Puntland

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni oo habeenimo xalay ka baxay caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

    Safarka Madaxweyne Deni ee Gaalkacyo ayaa la xiriira Arrimo dhowr ah, kuwaas oo ay ugu muhiimsan yihiin xoojinta Amniga, daahfurka mashaariic laga hirgeliyay iyo dhagax-dhiga kuwa cusub.

    Inta uu ku sugan yahay Gaalkacyo, Madaxweynaha ayaa kulamo la yeelan doona maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo, saraakiisha Hay’addaha Amniga gobolka, Isimmada dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Mudug.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    August 7, 2026

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    August 6, 2026

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    August 6, 2026
    Latest Posts

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    Booliska Puntland oo xaqiijiyay la wareegista Xerada ilma Diyaano ee Boosaaso

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.