Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib safar qaatay labo maalmood…
Browsing: Somalia
In kabadan 25 Ruux ayaa ku geeryooday dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Ari-Caddeeye ee gobolka Sool, kaas oo u dhexeeyay…
Booliska Dowladda Puntland ayaa ka celiyay kantaroolka Bari ee caasimadda Garoowe maleeshiyaad hubaysan oo sheegay in ay yihiin ilaalada Maxamuud…
Ra’iisul Wasaarihii Ingariiska, Keir Starmer ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaaraha iyo hoggaanka Xisbiga ee Labour…
Ammaanka deegaanada Puntland ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo sare loo qaaday Tirada ciidamada Booliska ee ka howlgalla kantaroollada magaalooyinka…
Daryanka hubka culus ayaa caawa laga maqlayaa magaalada Baydhabo, kaddib markii ay magaalada soo weerareen ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee…
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa baaq nabaddeed kasoo saaray dagaal beeleed dib uga bilowday deegaanka Caado ee degmada Wardheer ee…
Madaxtooyada Kenya ayaa hoos u dhigtay maqaamka Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee DFS Hassan Sheikh Mohamud, iyadoo garoonka diyaaradaha Nairobi loogu…
Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa digniin u diray maleeshiyaadka hubeysan ee dhaqdhaqaaqa amni darro…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in la yaab ay ku noqotay qiyamka sii lumaya ee dad xilalka…
By:-Eng. Abdi Ali Barkhad. It is regrettable, according to critics, that some politicians and government officials from Puntland are currently…
Guddiga Amniga gobolka Mudug ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah, kaas oo looga hadlay xaalada Amni ee gobolka. Shirka oo…
Xubno ka socday Gollaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay Wakiillada Beesha Caalamka, gaar ahaan Safiirada Mareykanka, Ingariiska, Midowga Yurub iyo…
Dowladda Puntland ayaa mamnuucday in deegaanadeeda ay joogaan maleeshiyaad sheeganaya ciidamo ka Amar qaata Dowladda Federaalka ah ee uu hoggaaminayo…
Roobab mahiigaan ah oo dabeylo iyo qabow wata ayaa ka da’ay deegaano katirsan Puntland, iyadoo ay jiraan khasaare isugu jira…
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa meelmariyay Ajandaha Kalafadhigga 58aad ee Gollaha, iyadoo dood adag ay xildhibaanadu ka yeesheen qodobadda qaar.…
Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee DFS, Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku guuldareystay dadaalo uu ku doonayay in aan Golaha Ammaanka QM…
Madaxweynaha Kenya, William Samoei Ruto ayaa ka qeybgalay Shirka Dalalka G7 ee ka qabsoomay magaalada Evian dalka Faransiiska. Waa hoggaamiyaha…
DFS ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha lumiyay sharciyada Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ugu yeertay Qaramada Midoobay Midowga Africa, IGAD iyo Jaamacadda…
Kulanka 6-aad, ee billaha ah ee aasaaska sanduuqa horumarinta Puntland ayaa ka qabsoomay Garoowe, waxaana shir-guddoomiyay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee Villa Somalia Xassan Shiikh Maxamuud in uu ka…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa yeeshay kulan looga hadlay xiriirka dublamaasiyadeed iyo iskaashiga istaraatiijiga…
Maalmo kahor, kulan aan caadi ahayn oo isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada Dowladda Puntland ayay ki laaleen qodob dastuuri ah oo…
Madaxweynaha Jubbaland, Ahmed Mohamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta tababar usoo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka dagay caasimadda Israa’iil ee Tel Aviv, halkaas oo uu kulan dublamaasiyadeed kula leeyahay dhiggiisa…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti Sare oo uu hoggaaminayo ayaa barqanimada maanta ka degi doona caasimadda Israa’iil ee Tel…
WAR-SAXAAFADEED Garoowe June 09, 2026: Ciidanka Booliska Puntland wuxuu shacabka ka raalli gelinayaa falkii qalalaasaha watay ee ka dhacay caasimadda…
Kulankii uu Xasan Shiikh la qaatay 16-May maalin kadib markii sharciyadu ka dhamaatay oo ugu yeeray in uu yahay Mw…
Sii haya Safaarada Maraykanka ee Somaliya iyo wefti saraakiil Ciidan ah,ayaa tagay Kismaayo. Waxay la kulmeen Mw Jubaland iyo Agaasimaha…
Weli Turkiga,ayaa dadaal wada oo dalbaday in maalmo kale la siiyo. Sida Turkidu sheegteen,waxay Xasan ka heleen aqbalaad in Gudi…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib safar todobaadyo qaatay…
Xiisad dagaal ayaa weli ka jirta Muqdisho iyo deegaanada gobolka Shabeellaha dhexe ee dhaca nawaaxiga Muqdisho. Sidda aan ogaanay, abaabul…
Dagaaladii ka dhacay Muqdisho Labadii Habeen ee udanbeeyay khasaarihii ka dhashay,wuxuu noqday…… Dhimasho 13-Qo.f Dhaawac 189-Qof. Barakac 12,500-Qof oo Maato…
Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub oo gelinaya colaad sokeeye Somaliya. Wuxuu khatar ku yahay nabadda iyo amniga caalamiga ah.…
Xoghayaha guud ee QM ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni darro iyo isku dhacyada hubeysan ee ka dhacay Muqdisho, isagoo…
Safiirkoodii Muqdisho,wuxuu uqaxay Xerada Xalane. Wefti sare oo Turkiga ka imaan lahaa oo qorshahoodu ahaa in ay dajiyaan xaalada kacsan…
Illayn,waa Nin aan la bixinayn.!! Niman mudaaharaadi lahaa oo waxa ugu weyn ee ay isticmaali lahaayeen ay tahay (Xasan ha…
War saxaafadeed ay soo saareen Labada Madaxtooyo ee Dowladaha Puntland iyo Jubaland,ayay ku canbaareeyeen weerarada Xasan Shiikh ku qaaday Mw…
Denmark,waxay Maanta yeelatay Dowlad wadaag ah oo ay wada dhisteen Afar Xisbi oo Sadex ay kawada tirsan yihiin Guduudka iyo…
Safaaradaha shisheeye ee ku sugan Xerada Xalane,ayaa kasoo saaray baaq iyo digniin dagaalka uu ku qaaday Xasan Shiikh Musharaxiinta Mw…
Maamulka Xasan Shiikh ee wakhtigiisu dhamaaday,ayaa weerar ku qaaday Guri uu ka deganaa Xaafada Hawlwadaag ee Muqdisho Rw hore Xasan…
Maraykanku si cad,ayuu usheegay in uu ilaalinayo midnimada,madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliya. Warkan SL uma ahan mid ay ku farxayso oo…
500-Askari oo Boolis cusub ah,ayaa kasoo baxay Dugsiga tababarka Jen.Careys Galkacyo. Ciidankan,waxay soo badali doonaan kuwa Gobolka Bari hada ka…
Garoowe: 30 May 2026: Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah…
Muhiimadu ma’ahan in uu Baydhabo qabsado Laftagareen ee waa in kaliya uu muujiyo… 1.In Baydhabo dagaal ka socdo weli2.In qorshihii…
Ma’ahan wax fudud in ku dhawaad 20-Wadan ay soo wada saaraan Bayaan ay ugu soo jeedinayaan Somalidu in ay wada…
“Waan ku faraxsanahay in Mareykanku si toos ah ula macaamilayo dowladaha xubinta ka ah Federaalka Somaliya sida Puntland halkii uu…
Waa mid ka mid ah Xaafiisyada isku xira wada shaqaynta dhanka amaanka ee PL,SL iyo BC. Dowladaha Maraykanka iyo Taiwan,ayaa…
Itixaadka ama ictisaamka shalay ka qaylinayey masaajidada Garowe iyo Nayrobi ee ku doodayey Qudus,ayaa SL safaarad ka furatay oo Wadamada…
Booqashadii weftiga Maraykanka ee ka koobnaa Milleteriga iyo siyaasada ee PL,wuxuu ahaa mid fariimo kala duwan dirayay. Xasan,waxaa lagala hadlay…
Hay’ada wardoonka Puntland ee ( PISA),waxay samaysay horumar weyn Sanidihii ugu danbeeyay…. B. Tirada cadowga.T. Qalabka ay haystaan.J. Saldhigyadooda.X.Godadka ay…
Markale ayay xaqiijisay Dowlada Puntland in ay tahay Dowlad madaxbananaan oo aysan Xamar waxba uga xirnayn. Sharciyadii jilicsanayd ee Xamar…
Maxay Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen? Halkan ka akhriso qodobada heshiiska:- Kulankan,waxaa muhiimada lagu saaray ka hadalka arimaha Puntland intiisii…
Somalia’s former President Hassan Sheikh Mohamud has been stripped of full executive powers following expiry of his term on 15…
Waa Safiirka SL ee Israa’iil oo Waraaqaha aqoonsiga uu ka gudoomay Mw Israa’ii. Waa aqoonsigii ugu horeeyay oo ay heshay…
BC iyo GMS,waxay isku raaceen Sadex qodob oo kala ah….. BC,waxay dhankooda codsadeen Laba qodob oo kala ah…. Hal qodob…
Xasan tijaabadiisii digtatooriyada,waa ku hungoobay,waxaana uga soo laabtay,wuxuusan filayn. Dhamaan BC,waa ku diiday mudo kororsiga sharcidarada ah,waxaana si cad uga…
Wefti ka socda Safaarada Maraykanka ee Somaliya oo uu hogaaminayo ku simaha Safiirka ayna qayb ka yihiin saraakiil Ciidan iyo…
The term of President Hassan Sheikh Mohamud ended on May 15 without a comprehensive political settlement between the Federal Government,…
The African Union Commission closely followed the high-level negotiations between the Federal Government of Somalia and the representatives of the…