Waa Safiirka SL ee Israa’iil oo Waraaqaha aqoonsiga uu ka gudoomay Mw Israa’ii.
Waa aqoonsigii ugu horeeyay oo ay heshay SL oo ku dhawaad 40 Sano baadigoob ugu jirtay ictiraaf.
Waa markii ugu horaysay oo astaanteeda iyo Calankeeda laga dhex garaacay mid ka mid ah Qasriyada caalamka.
Macno weyn ayay uleedahay SL aqoonsiga Israa’iil.
SL,waxay hoos gashay Quwad jirta xaqiiqiyan.
Geeska Afrika loolankiisu,wuxuu noqday mid heer caalami ah.
