Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaal ka socda Baydhabo & Laftagareen oo weeraray
    Somalia

    Dagaal ka socda Baydhabo & Laftagareen oo weeraray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Daryanka hubka culus ayaa caawa laga maqlayaa magaalada Baydhabo, kaddib markii ay magaalada soo weerareen ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee ka Amar qaata Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen.

    Dagaalka ayaa hadda ka socda gudaha magaalada, wararka ayaa sheegaya in ciidamo Laftagareen ay la wareegeen qeybo kamid ah magaalada Baydhabo.

    Baydhabo ayaa Maalmo kahor laga qabtay doorasho la sheegay in Madaxweyne loogu doortay Aadan Madoobe, balse Laftagareen oo maamula Kumanaan ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ah ayaa diidan, waxaana uu sheeganayaa in uu isagu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Koonfur Galbeed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Garaad Jaamac oo baaq kasoo saaray dagaal ka dhacay Doollo

    June 21, 2026

    Kenya: Xassan Shiikh oo bahdilaad kala kulmay William Ruto

    June 21, 2026

    MUDUG: Booliska Puntland oo u digay maleeshiyaadka hubeysan

    June 21, 2026
    Latest Posts

    Dagaal ka socda Baydhabo & Laftagareen oo weeraray

    Garaad Jaamac oo baaq kasoo saaray dagaal ka dhacay Doollo

    Kenya: Xassan Shiikh oo bahdilaad kala kulmay William Ruto

    MUDUG: Booliska Puntland oo u digay maleeshiyaadka hubeysan

    MW Deni “Ninkii xil laga qaado Xamar baa laga wacayaa”

    The Legacy of President Abdullahi Yusuf and the Challenge Facing Puntland Today.

    Gaalkacyo: Guddiga Amniga G. Mudug oo ka shiray adkeynta Ammaanka

    Akhriso: Nooca doorasho ee Gollaha Mustaqbalku u gudbiyeen Ergada Beesha Caalamka

    Puntland oo mamnuucday in deegaanadeeda ku safraan maleeshiyaadka hubeysan.

    Roobab sababay dhimasho oo ka da’ay Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.