Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MW Deni “Ninkii xil laga qaado Xamar baa laga wacayaa”
    Puntland

    MW Deni “Ninkii xil laga qaado Xamar baa laga wacayaa”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in la yaab ay ku noqotay qiyamka sii lumaya ee dad xilalka ka qabta Puntland qaarkood.

    Madaxweyne Deni oo xalay hadal ka jeediyay madal uu kula kulmay dhallinyarada Puntland ayaa xusay in qof walba oo xil laga qaado, lagala soo hadlayo Muqdisho, laguna oranayo ciidamo qoro, maadama aad xanaaqsan tahay.

    Tan ayuu sheegay in ay ku noqotay fajac, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday Xassan Shiikh, u gacan haatinta iyo hubeynta dadka xilalka laga qaado ee reer Puntland.

    Dhallinyarada Puntland ayuu uga digay Madaxweyne Deni in loo dhaga nuglaado dadka xanaaqsan ee doonaya in ay abuuraan maleeshiyaad, ay ku adeegtaan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.