Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Roobab sababay dhimasho oo ka da’ay Puntland
    Puntland

    Roobab sababay dhimasho oo ka da’ay Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Roobab mahiigaan ah oo dabeylo iyo qabow wata ayaa ka da’ay deegaano katirsan Puntland, iyadoo ay jiraan khasaare isugu jira dhimasho iyo mid hantiyadeed oo ka dhashay.

    Degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa la xaqiijiyay in xurfada bartamaha laga soo saaray Meydka nin ku dhintay qabowga Roobka. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir GeesWalac ayaa si weyn looga yaqaanay Bursaalax.

    Sidoo kale, Haweeney ayaa la sheegay in qabowga Roobka ay ugu geeryooday deegaanka Heemo ee magaalada Gaalkacyo.

    Roobabka ayaa ka da’ay deegaano badan, waxaana geerida uu sababay marka laga soo tago si weyn ugu diiraaday shacabka, isagoo kusoo aaday xilli kuleyl daran uu maalmaha ka jiray deegaanka.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xildhibaanada mucaaradsan Deni oo maanta la kulmay dhar-baaxo, kaddib doddii Baarlamaanka

    June 17, 2026

    Xassan Shiikh oo guuldaro kala kulmay xiriirka UK

    June 17, 2026

    EVIAN: Ruto oo noqday hoggaamiyaha kali ah ee Africa-da madow ka socda oo taga shirka G7

    June 16, 2026
    Latest Posts

    Roobab sababay dhimasho oo ka da’ay Puntland

    Xildhibaanada mucaaradsan Deni oo maanta la kulmay dhar-baaxo, kaddib doddii Baarlamaanka

    Xassan Shiikh oo guuldaro kala kulmay xiriirka UK

    EVIAN: Ruto oo noqday hoggaamiyaha kali ah ee Africa-da madow ka socda oo taga shirka G7

    DFS oo walaac ka muujisay xiriirka Israa’iil iyo Somalind, dalbatayna gurmad

    GAROOWE: Shirarka aasaaska Sanduuqa Horumarinta Puntland oo weli socda

    Madaxweyne Deni oo sheegay in ‘Xassan Shiikh Burcad-badeed’ ku abuuray Xeebaha Puntland

    Cirro & Netanyahu oo heshiis kala saxiixday

    DENI -Muxuu ku badashay ku celinta Puntland ee ‘nidaamka Parliamentary’ ?

    VIDEO: Axmed Madoobe oo soo Bandhigay ciidamo, kuna dhawaaqay dagaal

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.