Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hay’ada wardoonka Puntland ee PISA oo horumar samaysay
    Puntland

    Hay’ada wardoonka Puntland ee PISA oo horumar samaysay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 21, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’ada wardoonka Puntland ee ( PISA),waxay samaysay horumar weyn Sanidihii ugu danbeeyay….

    1. Diyaar garowgii hawlgalka hillaac,waxay sirdoonku keeneen xogta cadowga oo dhamaystiran sida….

    B. Tirada cadowga.
    T. Qalabka ay haystaan.
    J. Saldhigyadooda.
    X.Godadka ay ku jiraan.
    Kh.Meelaha laga geli karo.
    D.Tayada ay leeyihiin.
    R.Noocyada ay u qaybsan yihiin.
    S. Liiska hogaamiyayaashooda.
    Sh. Tababarayaasha iyo dagaal yahanada muhiimka ahaa.
    Dh. Gaadiidka ay haystaan sida Mootooyinka iyo qaraxyada u diyaarsan.

    Xogtaas markii ay soo bandhigeen sirdoonka waxaa loogu hawl galay siday ahayd wax walbaana waxay u dheceen sidii warbixintu ahayd.

    1. Bosaso kadib markii la gubay dhawr shirkadood oo ganacsi waxaa laga sameeyey kooxo dharcad ah oo habeen iyo maalin ka hawl gala magaalada,waxayna ku guulaysteen in hogaamiyihii kooxda ganacsiga gubi jirtay ay toogtaan ciidanka sirdoonka,iyadoo kooxdii la shaqaynaysayna gacanta lagu soo dhigay,iyagoo iskugu jira kuwa dhaawac ah iyo kuwo nool.

    Boosaso waxaa la gaarsiiyey heer 100-kii tilaabo laga heli karo Askari dharcad oo aan is aqoon, oo habeen iyo maalin isbadalaya,waana waxa amnigeedii soo celiyay.

    1. Sirdoonka PL sadexdii sano oo u danbeeyay,waxaa kordhay dhismayaasha xarumaha Gobolada,iyadoo la dhisay xarumo casri ah.
    2. Tayada Ciidanka oo kor loo qaaday,iyadoo la siiyay tababaro gudaha ah iyo kuwo dibada ah.

    5.Waxaa la xoojiyay wada shaqaynta BC,waxaana danbiilayaasha laga soo qabtaa Dalal kala duwan,taasoo ku timid iskaashiga iyo kalsoonida BC ay ku qabto sirdoonka PL,waana hay’ada wardoon oo maanta loogu kalsooni badan yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.