Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»GAROOWE: Booliska Puntland oo ka celiyay kantaroolka ‘maleeshiyaad hubaysan’
    Puntland

    GAROOWE: Booliska Puntland oo ka celiyay kantaroolka ‘maleeshiyaad hubaysan’

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliska Dowladda Puntland ayaa ka celiyay kantaroolka Bari ee caasimadda Garoowe maleeshiyaad hubaysan oo sheegay in ay yihiin ilaalada Maxamuud Mashruuc oo 2023 sheegay in uu tartami doono Madaxweynaha Puntland, balse ka baaqsaday galista hoolka doorashada.

    Booliska Puntland ayaa ku amray maleeshiyaadkan in ay dib uga laabtaan kantaroolka, Mashruuc-na yahay qof caadi ah oo aan u baahnahay ilaali intaa dhan, deegaankuna nabad yahay. Balse, way ka Biyo diideen iyagoo isku dayay in ay kantaroolka jiiran, taas oo keentay in ciidamadu rasaas u adeegsadaan, waxaana la sheegay in ay ka dhaawacmeen 2 nin maleeshiyaadka hubeysan.

    Maxamuud Mashruuc oo kamid ah xubnaha u adeegga Xassan Shiikh, ee Amni darrada ka wada Puntland – balse, ciidamada Amniga Puntland ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah kooxaha hubaysan ee u adeegaya danaha Xassan.

    Si lamid ah, waxaa Garoowe maanta kasoo dagay Xassan Shire Abgaal oo kamid ah Wakiillada Xassan Shiikh ee falalka Ammaan darro ee Puntland, isagoo si caadi ah uga soo degay garoonka, kana dheeraaday in maleeshiyaad hubaysan kaxeysto.

    Khamiistii, Amar kasoo baxay Golaha Wasiirada Puntland ayaa lagu mamnuucay in maleeshiyaad hubaysan’ oo aan ahayn ciidan Dowladdeed ay ku dhex socdaalaan gudaha deegaanada Puntland.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.