Mid ka mid ah ujeedada Maraykanku uqaaday hawlgalka ka dhanka ah Wadaadada Iran,ayuu gaaray,kaasoo ah…. In Tamarta kaliya ee uharsanayd…
Browsing: Somalia
Shiine saamaynta uu ku leeyahay Somaliya aad ayay u kooban tahay. Kal hore,waxaa baajiyay booqasho uu Xamar ku imaan lahaa…
Boqol iyo Afar oo iskugu jira Xildhibaano iyo Senetero Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya ee wakhtigu ka dhamaaday,ayaa si cad…
In uu qabto Shir looga xaajoonayo doorasho laysla ogol yahay intaan wakhtigu ka dhamaan,ayay PL usheegtay Xasan Shiikha haysta mudo…
Joojinta dagaalka Lubnaan iyo Israa’iil Trump,waxay utahay diblomaasiyad wanaagsan oo uu hirgeliyay. Labada hogaamiye ee Israa’iil iyo Lumnaan,ayuu ku casumay…
Israa’iil,waxay usoo magacowday Safiir cusub Somaliland,kaasoo ah diblomaasi rugcadaa ah oo kasoo shaqeeyay Wadamada Tansaaniya iyo Sishelis. Waa dhaqaaq diblomaasiyadeed…
Kulankii Shalay dhexmaray Wasiirada Xasan Shiikh iyo Wakiilada BC,waxaa lagu waydiiyay Hal Qodob oo ahaa….. Maxaad haysaan qorshe? Waxay ku…
Xiritaanka Marinka Hurmus,wuxuu toos usaamaynaya dhaqaalaha Shiinaha in ka badan Wadaadada Iran. Trump,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu…
Bartamaha iyo Koonfurta oo aan udiyaarsanayn in ay Dowlad noqdaan,ayaan ku dhufanay Irbad foolkululaysa ah…… 1.Waxaan abaabulnay dhismaha DF oo…
Guud ahaan Ceelasha lagu tuhmayo in shidaal ku jiro ee Somaliya,waa 266. 66-ka mid ah Ceelashaas,ayaa ku yaal Bartamaha iyo…
12-ka April,waa Maalin uu lahaa Ciidankii burburay ee Qarankii fashilmay ee Somaliyed. Majiro Ciidan Qaran oo Somaliyed oo ee waxaa…
Waa la filayay in aysan guulaysanayn wadahadalada Wajigooda koobaad. Qodobada miiska saaran,ayaa ahaa kuwo aad u adkaa oo aan hal…
Pakistan,waxay muujisay awood diblomaasi,waxayna dhexdhexaadin uga jirta mid ka mid ah khilaafaadkii ugu cuslaa caalamka oo gacan ka hadal dhaliyay.…
By:-Abdifatah Abdinur. The partnership between and is often described in glowing terms — a model of South-South cooperation, a success…
Dhamaan Gobollada PL,ayaa Talisyadooda Booliska la dhisay oo la qalabeeyay. Sidoo kale Taliska guud ee Booliska,ayaa la dhisay. Ardaydii Jaamacadaha…
Maraykanka? 1.Wuxuu ka rabaa in aysan samaysan Niyukleer. 2.Wuxuu ka rabaa in aysan Saliideeda ku iibin Lacag aan Dolar ahayn.…
Xerada Hiilweyne,ayaa laga soo saaray Ciidankan,waana 300 oo Askari. Ujeedka loosoo saaray waa in lagu caburiyo siyaasiyiinta Muqdisho,waxaana qorshuhu yahay…
Trump shaqo wanaagsan,ayuu qabtay oo wuxuu dhulka dhigay khatartii kusoo socotay Boqortooyada Dollarka,Boqortooyooyinka Wadamada Khaliijka iyo amniga caalamka. Wadaadada xagjiriinta…
Khudbad degan,miisaaman,waaqiciya,Wadanya oo Puntlandaraysan,ayuu jeediyay Mw Deni Maanta. Kuwii ku haystay,wuxuu usocdaa Xamar oo PL dan kama leh hada maxay…
Arimaha ugu waa weyn ee looga fadhiyo Bangiga,waa bulshada qaybaheeda danyarta in uu taageero. Tusaale? Sanad walba hadii Bangigu siiyo…
Dagaalkan Maraykanka,waxaa uga dhintay 15 Askari,waxaana uga baxa maalinkii $1-Bilyan. Ilaa iyo hada,waxaa dagaalkan uga baxay dhaqaale gaaraya $43 Bilyan.…
Shirka Golaha Mustaqbalka Somaliyed ee qorshaysan in uu ka dhaco Garowe Bishan bartankeeda,waxay ku fiican tahay in dib loo dhigo.…
Trump,waxay dantu ugu jirtaa in heshiis la gaaro oo Wadaadadu isdhiibaan. Halka Wadaadada ay dani ugu jirto in dagaalku sii…
Waxba kama jiraan in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay tagida Maraykanka. Waxa kaliya ee jira,waa in 17 Wadan oo Somaliya…
Isbadalka lagu sameeyay maamulka Bangiga Dowlada Puntland xaqiiqiyan,waa loo baahnaa. Sanad kadib Agaasinka hayay shaqada,waxaa la oran karaa,waxba ma qaban…
Madaxweyne Garsoorka,ayaa kuu haray ee ku dar isbadalka,waxaa ku xiran guushaada hogaamineed iyo aakhridaada danbe. Garsoorka Puntland Dhulka,ayuu yaalaa mana…
Garoowe: 02 April 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiirada…
Garoowe : 31 March 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer – Madaxweyne Lr. 002 kuna saabsan magacaabis Guddoomiyaha…
Garoowe : 31 March 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer – Madaxweyne Lr. 002 kuna saabsan magacaabis Xisaabiyaha…
90% Isku shaandhaynta uu sameeyay Madaxweyne Deni ee Golaha Xukuumada ah,waa asiibay. Warsangeli? Waa la qanciyay,waxayna heleen… Afar Wasiir.Sadex Wasiir…
Garoowe : 31 March 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer – Madaxweyne Lr. 003 kuna saabsan magacaabis Guddoomiyeyaasha…
Garoowe : 31 March 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.001 kuna saabsan…
Sida ay usheegeen Diblomaasiyiinta shisheeye Shalay Xasan Shiikh cida ay tahay,iyaduna in ay ka taxadarto mudo xileedka dhamaanaya,waa adiga. 15-May…
Awoodii Gantaallada ee Wadaadada si weyn,ayaa loo diciifiyay. Diciifintaas kadib Waji cusub oo hawlgalka ah,ayaa bilaabanaya,waxaana Ciidamo Lug ah la…
Wakiilada BC iyaga,ayaa dalbaday in ay la kulmaan Xasan Shiikh,halka Xasan ka dhigay in isagu dalbaday kulanka si uu xaalka…
Madawga Africa oo ka hadlay xaaladda ka taagan Maamulka Koonfurgalbeed Soomaliya iyada oo lagu baaqay in wadahadal lagu xalliyo xiisada…
UNTMIS waxay si dhow ula socotaa dhacdooyinka ka soo cusboonaaday Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Waa in khilaafaadka siyaasadeed ee u…
Mooshinkan,wuxuu sii dhaawacayaa sharciyada Madaxweyne ee Xasan Shiikh ee Laba Bil wax ka yar. Si gaar ah BC,ayuu ugu socdaa…
Taageero,dadban,waxaaba u ah Laftagareen in PL ka aamustay sharcidarada uu ku kacay. Aamusnaanta PL ma’ahan oo kaliya wax Mw Deni…
20-kii Sano ee udanbeeyay,wixii lasoo dhisayay Xasan Shiikh,ayaa burburiyay xaqiiqiyan. Maanta caalamka,wuxuu uxaqiijiyay Xasan Sadex Qodob oo kala ah….. 1.In…
Siyaasiyiinta Xamar iyo Maamulka JL,waa ku degdegeen hanbalyada Laftagareen,waxayna muujinaysaa sida Bartamaha iyo Koonfurta Dalka fahanka Dowladnimo gaarsiisan yahay. In…
DFS,ayaa ka hortimid doorashada Lafta-gareen, waxayna tilmaantey is-doorasho lasii oggaa oo aan sharci ahayn Halkan ka akhriso:-
Warka ka imaanaya Koonfur Galbeed,ayaa sheegaya in Cabdicasiis Lafta Gareen markale loo doortay xilka Madaxwaynaha,isla markaana si dhaqso ah loo…
GAROWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta goobjoog ka ahaa shir muhiim ah oo lagu kala saxiixday…
Xisbiga talada Danmark hayay 7-dii Sano ee lasoo dhaafay,wuxuu la kulmay guuldaro weyn. 100-kii Sano ee udanbeeyay guuldaradan oo kale…
Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxay idinla wadaagaysaa in saadaasha toddobaadkan ay muujinayso in roobabkii Gu’ga ay ka…
Waxa laysku hayo ma’ahan Diin ee waa muhiimado amni,dhaqaale iyo siyaasadeed. Wadaadada Iran,waxaa la socda Wadamo aan Islaam ahayn,halka xulufada…
Puntland waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah. Amniga? Imaaraadku,waxay Gacan ka geystaan… B. Xoojinta Amniga guud.T. La…
Garowe,waxay ubaahan tahay Afar arimood in Duqa Magaaladu ka hawlgalo oo xal uhelo,kuwaasoo kala ah…… Afartan arimood,waxaa wax ka qaban…
SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026: Sida ku cad khariirada Saadaasha roobka ee toddobaadka 23–29 March waxay muujinaysaa in…
Ninka ay wada hadleen Maraykanka,waa Afhayeenka Baarlamaanka Iran Maxamad Baghar Galibaf. Dhexdhexaadinta,waxaa galay Dowladaha Pakistaan iyo Turkiga. La xaajoodka Ninkan,waxay…
Shuruudaha 15-ka qodob ka koobanbee Wadaadada loo gudbiyay,waxaa ka mid ah….. 6.Yuraaniyamka ay hada gacanta kuhayaan oo ay ku wareejiyaan…
Waxaa dib loo dhigay mudo Cisho weeraradii Xarumaha Tamarta Iran,waxaana fursad la siiyay wada xaajood si hoose usocday Labadii maalmood…
Halkan ka akhriso:-
Madaxweyne Laftagareen,waxaa uharay in uu qabto doorasho xor iyo xalaal ah oo uwada furan dhamaan musharaxiinta. Dastuurkii Fadaraalka doorkii kaga…
60% Saliida uu isticaamlo Shiinuhu,waxay ka timaadaa Iran. Sidoo kale 3i% awooda Korontada uu ka dhaliyo,waxay ka tmaadaa Iran. Wuxuu…
Saamaynta Dhaqaalaha aduunka ee dagaalka lagu hayo Wadaadada xagjiriinta ee afduubka uhaysta Shacabka ilbaxda ah ee Iran. Dagaalkan sida uu…
8000-Askari oo ka mid ah Ciidamada Badda Maraykanka ,kuwooda ugu awooda badan,ayaa loo daabulay Bariga Dhexe. Sidoo kale diyaaradaha dagaalka…
Roobkii Guga,wuxuu ku curtay bilow wanaagsan,waana wax lagu farxo. Somalidu si weyn ayay ugu baahi qabtay Roobkan oo wuxuu da’ayaa…
Todobaadkii Sadexaad,ayaa soo idlaaday,waxaana la galay kii Afraad hawlgalka burburinta saldanada Wadaada xagjiriinta ah ee afduubka u haysta shacabka ilbaxda…