Israa’iil,waxay usoo magacowday Safiir cusub Somaliland,kaasoo ah diblomaasi rugcadaa ah oo kasoo shaqeeyay Wadamada Tansaaniya iyo Sishelis.
Waa dhaqaaq diblomaasiyadeed oo weyn,si gaar ah SL,wuxuu uyahay dhaqaaqan mid nacno weyn ugu fadhiya.
Israa’iil, waa Wadankii ugu horeeyay ee aqoonsi siiya SL 40 sano kadib markay ku dhawaaqday in ay tahay Jamhuuriyad madaxbanaan.
