Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»News in English»Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?
    News in English

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 31, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    90% Isku shaandhaynta uu sameeyay Madaxweyne Deni ee Golaha Xukuumada ah,waa asiibay.

    Warsangeli?

    Waa la qanciyay,waxayna heleen…

    Afar Wasiir.
    Sadex Wasiir ku xigeen.
    Wasiiru Dowle.
    Xisaabiyaha Guud ee Dowlada PL.
    Gudoomiyaha Bangiga.
    Gudoomiyaha Hay’adaha Shaqaalaha
    Lataliyayaal Sare.

    Gudoomada Gobollada?.

    Sadexda Gobol ee muhiimka ah,waxaa loo dhiibay Rag macquul ah oo kasoo bixi kara shaqadaas.

    Wasiirka arimaha gudaha,waxaa loo dhiibay Oday soo jireen ah oo PL ku weyn tahay,saamayn ku dhex leh Deegaankiisa oo shaqo qaban kara.

    Wasiirka Warfaafinta Oday macquul ah,ayaa loo dhiibay.

    Wasiirka Duulista,waxaa loo dhiibay Ugaaskii Dishishe Cabdifitaax Ugaas Yaasiin.

    Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan si gaar ah,ayaa loo karaameeyay,sababtoo ah halgankii Daacish,waxay ka muujiyeen hawlkarnimo.

    Wasaarada Haweenka,waxaa loo dhiibay Gabar uqalanta xaqiiqiyan.

    Dhan walba oo laga eego,wuxuu dhisay Mw Deni…..

    1. Xukuumad haldoor ubadan.
    2. Xukuumad dagaal.
    3. Xukuumad PL matali karta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    August 22, 2026

    Madaxweyne Deni oo u amba-baxay degmooyinka Barriga Mudug

    August 22, 2026

    Puntland oo baaraysa awooddo shisheeye oo ku lug leh Burcad-badeeda (WAR-SAXAFADEED)

    August 21, 2026
    Latest Posts

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Madaxweyne Deni oo u amba-baxay degmooyinka Barriga Mudug

    Puntland oo baaraysa awooddo shisheeye oo ku lug leh Burcad-badeeda (WAR-SAXAFADEED)

    MUQDISHO: Maxaan ka naqaan Ruth Anne, kuxigaanka cusub ee Safaarada Mareykanka?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray goobaha ay ka socoto baneynta Biyo-saarka Gaalkacyo

    Madaxweyne Deni oo qaabilay saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Puntland ee Saaxo

    Gaalkacyo oo kamid noqotay degmooyinka ku guuleystay mashruuca Bulsho

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    MUQDISHO: Hay’addaha Caalamiga oo qaraxyo uga digay Shaqaalahooda

    MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.