Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MUQDISHO: Hay’addaha Caalamiga oo qaraxyo uga digay Shaqaalahooda
    Somalia

    MUQDISHO: Hay’addaha Caalamiga oo qaraxyo uga digay Shaqaalahooda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 19, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’addaha caalamiga ah ee ka howlgalla Muqdisho ayaa ka digaya Qaraxyo waa weyn oo ka dhaca Muqdisho, iyagoo ku wargeliyay shaqaalahooda in aysan tagin goobaha ka dhow baraha kantaroollada ee Ciidanka Dowladda (Checkpoint).

    Weerarrada xalay ee Muqdisho ayay sheegeen inay dhaliyeen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Hoos ka akhriso qoraalka ay la wadaageen shaqaalahooda.

    *INCIDENT ALERT*
    Incident: Multiple terrorist attacks
    | 22:15 EAT
    Loc: Mogadishu, Somalia 🇸🇴
    Incident Level: HIGH (Level 3) – Multiple explosive attacks on security checkpoints in the capital

    *INCIDENT SUMMARY*
    On Tuesday, 18 August 2026, two explosions struck near a joint Somali Police Force and National Intelligence and Security Agency (NISA) checkpoint in Mogadishu’s Hodan District.

    The checkpoint is located between the Somali-Sudanese Hospital and Digfeer Hospital (ErdoÄŸan Training and Research Hospital). Eyewitnesses reported powerful blasts; security personnel were subsequently deployed to the area.

    These incidents bring the total number of reported blasts in the Somali capital on Tuesday to four. Earlier the same day, two improvised explosive devices (IEDs) targeted a security checkpoint in Daynile District. Authorities have not confirmed whether the attacks are linked.

    The precise nature of the Hodan explosions and the full extent of casualties or damage remain unconfirmed in initial reports. One account indicated a suicide explosion that killed several police officers and injured others.

    *ADVISORY*
    For Clients/Operations in Mogadishu: Avoid non-essential movement, particularly near security checkpoints, hospitals and government facilities in Hodan and Daynile. Maintain heightened situational awareness and low profile.
    Immediate Actions: Confirm staff accountability; review compound security and contingency plans.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    August 19, 2026

    MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

    August 18, 2026

    Madaxweyne Deni oo ku wajahan degmooyinka Bariga gobolka Mudug

    August 18, 2026
    Latest Posts

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    MUQDISHO: Hay’addaha Caalamiga oo qaraxyo uga digay Shaqaalahooda

    MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo ku wajahan degmooyinka Bariga gobolka Mudug

    DEGDEG: Dagaal culus oo ka bilowday Baydhabo

    Ciidanka Laftagareen oo la wareegay Baydhabo

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo xiray waddooyinka ka yimaada xaafada Baraxley

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    Akhriso: Puntland oo mamnuucday in ay Hotel degan Lamaane aan wadan waraaqda Nikaaxa

    GAALKACYO: Puntland oo ka hortagaysa abaabulka colaadeed ee Xassan Shiikh ee Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.