Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho
    Somalia

    MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax ayaa caawa ka dhacay aaga Zone-K ee degmada Hodan ee Muqdisho, iyadoo uu jiro khasaare ka dhashay.

    Qaraxa oo ahaa bam-gacmeed ayaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen ciidamo, waxaana lagu burburiyay camera CC-TV ah oo ay lahayd Hay’adda NISA.

    Kooxda Al-Shabaab ayaa hoos u dhigtay Qaraxyada ay ka geysato gudaha Muqdisho, waxaana la sheegay in kooxdu bedeshay qorshahooda dagaalka, ayna isku diyaarinayaan qabsashada Muqdisho, iyagoo hada isku fidinaya gobollada dhaca hareeraha Muqdisho.

    Dhanka kale, ilo sirdoon ayaa sheegaya in maamulka Xassan Shiikh, oo uu wakiil ka yahay Mahad Salad oo ah Agaasimaha Sirdoonka uu heshiis la gaaray Al-Shabaab, kaas oo kooxdu ku helayso dheef dhaqaale, looguna fududeeynayo iehellada hoggaankooda iyo dhaaalahooda in aan la beegsan. Bedelkeeda Al-Shabaab joojiyay weerarrada Muqdisho.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.