Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya
    Puntland

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shiine saamaynta uu ku leeyahay Somaliya aad ayay u kooban tahay.

    Kal hore,waxaa baajiyay booqasho uu Xamar ku imaan lahaa Wasiirka arimaha dibada Shiinaha arimo amni dartood.

    Maalin ka hor,waxaa yimid ergay ka socda Shiinaha Xamar.

    Ujeedka imaanshiisa,waxaa lagu sheegay kala xaajoodka Somalida Sadex qodob oo kala ah…..

    1. Amniga oo uu sheegay in ay ka taageerayaan DF dagaalka AS.
    2. Maalgashiga oo uu sheegay in ay rabaan Somaliya in ay maalgashtaan.
    3. Ganacsiga oo uu sheegay Somaliya ufuran tahay ka faa’idaysiga canshuur dhaafka Shiinuhu usameeyay wax soo saarka Afrika.

    Yoolka ugu weyn ee Shiinaha,waa in uu galaangal ku yeesho Somaliya,balse,waxaa caqabad ku ah dhawr arimood……

    B. Maraykanka oo ka ilaaliya saamayn in uu ku yeesho Somaliya,ayaa haysta dagaalka argagixisada oo fursadaas xirtay.

    T. Maalgashigii iyo dhismihii kaabayaasha dhaqaalaha oo ay xirtern Turki iyo Imaaraad oo Maraykan kusii xiran oo fursadaas ma banaana.

    J. SL oo xiriir toos ah la leh Taiwan oo Shiinuhu sheegto in ay qayb ka tahay Wadankiisa.

    Dhan walba marka laga eego Shiine saamayn macno leh kuma yeelan karo Geeska Afrika.

    Maamulka Xasan Shiikh ee wakhtigu ka dhamaanayana uma samayn karaan fursado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.