Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?
    Puntland

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka?

    1.Wuxuu ka rabaa in aysan samaysan Niyukleer.

    2.Wuxuu ka rabaa in aysan Saliideeda ku iibin Lacag aan Dolar ahayn.

      3.Wuxuu ka rabaa in ay joojiso taageerada ay siiso kooxaha Gobolka ee iyada ku xiran.

      4.Wuxuu ka rabaa in aysan marna xirin Marinka Hormus.

      Maraykanku ma danaynayo in Wadaadadu meesha ka baxaan ee kaliya,wuxuu rabaa in uu diciifiyo.

      Sideedaba Maraykanku,wuxuu ku dadaalaa in uu hayo xargaha xasaradaha ee muhiim uma ahan in ay xalismaan.

      Wadaadada?

      1. Waxay rabaan in lala galo heshiis kama danbays ah oo aan weerar danbe dhicin.
      2. Waxay rabaan in laga qaado cunaqabataynta oo idil.
      3. Waxay rabaan in garaacista laga daayo kooxaheeda Gobolka.

      Wadamada Khaliijka?

      1.Waxay rabaan in meesha laga saaro Wadaadada.

      2.Hadii Wadaadada la saari waayo in la diciifiyo.

      Khaliijka Carabtu,waxay u arkaan Iran cadow khatar ku ah jiritaankooda xataa hadii Wadaadada laga Gacan maroojiyo.

      Israa’iil?

      1.Waxay rabtaa in la burburiyo Iran.

      1. Hadii la waayo in la diciifiyo Iran.

      Xulufada Maraykanku,waxay gaareen qodobkii Labaad ee ahaa in la daciifiyo Wadaadada.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      June 2, 2026

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      June 1, 2026

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      June 1, 2026
      Latest Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

      Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

      At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

      Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

      Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

      Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

      Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.